Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay oo gashay gacanta Dowlada KMG ee Soomaaliya
Wararka naga soo gaarama Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa sheegaya in ay Magaaladaasi Gashay Gacanta Dowladda KMG Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya. Wararku waxay intaa ku darayaan in Ciidamada Itoobiya iyo kuwa Dowladda KMG Soomaaliya oo aad u fara badan in lagu arkayaa gudaha Magaalada Baydhabo gaar ahaan Saldhigga Magaalada. Ciidamada More...
Ciidamada Soomaaliya iyo Ethopia oo la wareegay deegaano hor leh, 15-km u jirsaday Baydhabo.
Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay ayaa waxa ay sheegayaan in xaalad kacsanaan ay halkaasi ka jirto ka dib markii ciidamada huwanta ee is baheysanaya Magaalada usoo jirsadeen wax dhan 15-km. Ciidamada More...
Dowlada KMG & QM oo isku diyaariyay in Maalin ka dib ay tagaan Magaalada Baydhabo.
Golaha Wasiirada Dowladda Federalka KMG ee Soomaaliya ayaa rajo ka muujiyay in Maalin ka dib gacanta dowlada ay soo gali doonto Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay & Bakool, oo ay xilligaan kuur-baa-reenayaan, More...
Wararkii ugu danbeeyay Bay & Bakool, Al-Shabaab oo isaga baxay Bardaale iyo Xaalada oo kacsan.
Wararkii ugu danbeeyay ee naga soo gaaraya Gobolka Bay & Bakool ayaa sheegaya in Ciidamada Al-Shabaab ay isaga baxeen degmada Bardaale ee gobolka Baay kadib markii ay degmadaasi in yar u jirsadeen huwanta is More...
Madaxweyne Shariif iyo wafdigiisa oo gaaray Magaalada London ee dalka Britian.
Madaxweynaha Dowladda KMG ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Wafdi balaaran oo uu hogaaminayo ayaa habeenkii xalay ahaa gaaray Magaalada Lodon ee Dalka Britian. Madaxweynaha Dowladda KMG ee Soomaaliya More...
Wasaarada dhalinyarada iyo Isboortiga oo sheegtay in ay Mashruuc hormarineed heyso.
Wasiirada dhalinyarada iyo Isboortiga Dowlada KMG ee Soomaaliya ayaa Maanta ka hadashay dhibaatooyinka heysta dhalinyarada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Soomaaliya, iyadoona dhinaca kale sheegtay in ay dhalinyarada More...
Golaha Amaanka ee QM oo xanibaad ku rogay Saa-miilaha ugu weyn shirkada Hormuud.
Golaha Amaanka ee QM ayaa liiska Argagixisada ku daray Ganacsade Ali Axmed Nuur Jimcaale, oo ka mid ah Mas,uuliyiinta ugu saamiga badan shirkada isgaarsiinta Hormuud, isla markaana ka tirsan Ganacsatada waa weyn More...
Sheekh Muqtaar Roobow [Abuu Mansuur] oo ku baaqay in lala dagaalo Beesha Caalamka.
Sheekh Muqtaar Rooboow Cali [Abuu Mansuur] oo ka mid ah Saraakiisha sare ee Ururka Al-Shabaab ayaa shaaca ka qaaday in aysan waxba iska badalin hadafka Ururkooda ee ahaa la dagaalanka Ciidamada Dowlada KMG iyo kuwa More...
Shirkadda Qaran Expres Swedan oo qaab kale u shaqo bilowday kadib markii ay heshiis la gashay shirkadda Kaah.
Shirkadda Xawaaladda Qaran Express Swedan ayaa qoraal ay soo saartay ku shaacisay in aysan istaagin howshii ay u heysay shacabka Soomaaliyeed, iyadoo cadeysay in heshiis wada shaqeyn ah la gashay Kaah Express. Madaxa More...
Ahlu Sunna oo sheegtay in ay Xoogaga Al-Shabaab kala wareegeen fariisimo hor leh.
Afhayeenka Ururka Ahlu-sunna ee gobolka Gedo Sheekh Maxamed Xuseen Al-Qaadi oo la hadlay mid ka mid ah idaacadaha Maxaliga ee ka howlgala Muqdisho, ayaa sheegay in Ciidamada Ahlu-sunna ay howgallo balaaran kula More...










