Home » Archives by category » TV Programms » Arrimaha Bulshada

C/raxmaan Dheere oo baaq u diray Shacabka Soomaaliyeed (Daawo)

C/raxmaan Dheere oo baaq u diray Shacabka Soomaaliyeed (Daawo)

(WMC) Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Gaashaandhiga Dowlada Federalka Soomaaliya C/raxmaan Kulmiye Xersi (C/raxmaan Dheere) oo ka qeyb galayay Barnaamijka Arrimaha Bulshada ee Universal TV, ayaa waxa uu ka hadlay xaaladihii ugu danbeeyay dalka Soomaaliya gaar ahaan dhinaca Amaanka, isagoona sheegay in Dowlada Soomaaliya ay guulo ka gaartay sugida Amaanka, isla markaana ay xilligaan harsan tahay wax [...]

Booliska Norwey oo Amaanay Barnaamijka Arrimaha Bulshada ee UNTV (Daawo)

Booliska Norwey oo Amaanay Barnaamijka Arrimaha Bulshada ee UNTV (Daawo)

Qaar ka mid ah ciidamada Booliska Dalka Norway ayaa Amaanay Barnaamijka Ariimaha Bulshada ee ka baxa TV-ga Universal, iyagoona Barnaamijkaas ku tilmaamay mid wax tar u leh bulsada Soomaaliyeed. Xubno ka socday Booliska oo gaaray Studio,ga Universal Tv uu ku leeyahay Magaalada London, ayaa Maamulka UNTV iyo Barnaamijka Ariimaha Bulshada ee uu soo saaro Wariye [...]

Faa idada ay leedahay Xifdinta Kitaabka illaah (Daawo)

Faa idada ay leedahay Xifdinta Kitaabka illaah (Daawo)

Anas waa wiil yar, oo ku dhashay dalka Britian, waxa uu xifdiyay Quraanka Kariimka, isagoo aan dugsi aadin, waxaa macalin u ahaa Aabihii oo guriga ku baray Quraanka, Allaha xifdiyee Anas, haatan waxa uu jecel yahay in Barnaamijyo diini ah oo ay ugu horeyso Aqrinta Quraanka sii deeyo, si ay dad badan ugu faa’ideystaan. Barnaamijka [...]

Maaweeli Caruurtaada oo ku bar-baari dhaqankooda

Maaweeli Caruurtaada oo ku bar-baari dhaqankooda

Waa barnaamij loo diyaariyay carruurta Somaliyeed kaas oo ah sheeko xariirrooyin iyo heesaha Hoobeeyada waxaan loogu talagalay carruurta ku nool qurbaha iyo dalkii hooyo. Waa fariin ku socota ubadka Somaliyeed taas oo ah dhaxalka ay ku leeyihiin dhaqankooda suuban ee Soomaliyeed, waxaad ku dalban kartaa dhammaan taleefanada casrigaa waxaadna ku raadsan kartaa magaca (Somali Fairy [...]

Horumarinta Waxbarashada Soomaaliyeed (B/Arrimaha Bulshada)

Horumarinta Waxbarashada Soomaaliyeed (B/Arrimaha Bulshada)

DIB U DHISKA IYO DAYACTIRKA ISKUULADA SOOMAALIYEED. waxaa ka qeyb qaadanaya oo marti ku ah: 1- Mohamed Abdullahi Omar – Waziirkii hore ee Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya 2 – Bashiir Maxamed Jaamac (Goobe) – Waziir ku xigeenka wazaaradda Adeegga & Horumarinta Bulshada ee dowladda Soomaaliya. 3- Marwo Zamzam Cabdi Aadan – Waziiradda Waxbarashada ee Somaliland. [...]

Barnaamij gaar ah oo lagaga Hadlaayo waxa uu yahay cudurka Qaaxaha TB (Daawo)

Barnaamij gaar ah oo lagaga Hadlaayo waxa uu yahay cudurka Qaaxaha TB (Daawo)

Xilli dhawaan ay ku beegneed Xuska Maalinta Qaaxada TB ayaa waxaa Barnaamijka Arrimaha Bulshada ee Universal TV loogu hadlay qeyb gaar ah oo loogu sheekeenayo waxa uu yahay TB, waxa sababa, sida lagu garto, iyo daweyntiisa, iyadoona ay ka qeyb qaadanayaan Diktooro iyo quburo ku xeel dheer Qaaxada TB. Halka Hoose ka Daawo Barnaamijka oo [...]

Gabar 12-jir Somali ah oo Buug English Qortay iyo Hollywoodka oo filim ka sameenaya (Daawo)

Gabar 12-jir Somali ah oo Buug English Qortay iyo Hollywoodka oo filim ka sameenaya (Daawo)

Zeynab Nuur C/llaahi waa gabar 12 sano jir ah oo qortay buug Af-Ingiriisi ah kana hadlaya nolosha da’yarta ku nool dalka Ingiriiska. Buugaan oo ay qortay Zeinab Nuur C/llaahi ayaa laga sameyn doonaa FILIM ay sameyn doonaan HOLLYWOOD-ka Mareykanka. Waxa ay Zeinab Nuur C/llaahi tagi doontaa dalka Mareykanka si ay ula kulanto DIRECTOR-ka ka buugeeda [...]

Qoraa Buug ka qoray Somalia isla Markaana ku tilmaamay Meesha ugu Qatarsan Dunida oo Wareysi lala yeeshay (Daawo)

Qoraa Buug ka qoray Somalia isla Markaana ku tilmaamay Meesha ugu Qatarsan Dunida oo Wareysi lala yeeshay (Daawo)

Qoraaga James Fergusson oo ah Saxafi Madax Banaan isla Markaana Wax ka qora Siyaasada Kooxaha Xag-jiriinta loo yaqaan, ayaa dhawaan waxa uu qoray Buug uu ugu Magac daray (The World’s Most Dangerous Place) meesha ugu Qatarsan dunida ee dhinaca Amaanka in ay tahay dalka Soomaaliya. Qoraagaan waxa uu wax badan ka qoray Kooxaha Xagjiriinta ee [...]

Maxaa u diidan Al-Shabaab in ay Nabada Qaataan? Ma Diin ama Caqiido (Daawo)

Maxaa u diidan Al-Shabaab in ay Nabada Qaataan? Ma Diin ama Caqiido (Daawo)

Maxaaa hor taagan Al-Shabaab in ay Nabada Qaataan ? , Ma diin Ama Caqiido, Ma Xukun ay rabaan ama Diidmo Ciidan shisheeye ?, Sideese u ekaan doontaa Soomaaliya oo Al-Shabaab ka talisa, isla markaana aan Wasiir Arrimo dibadeed iyo Wasaarado laheyn? Culuma’udiin Siyaasiyiin iyo Wax garad ka hadlaya Arrimahaasi. Madaxa Guud ee Hey’adda Culumidda Soomaaliyeed [...]

Qurba joogta iyo sida ay gacan ugu geysan karaan dhismaha dalka Hooyo (Daawo)

Qurba joogta iyo sida ay gacan ugu geysan karaan dhismaha dalka Hooyo (Daawo)

Mid ka mid ah Jaamacadaha ku yaala dalka Britian oo ay wax ku bartaan Ardey Soomaaliyeed ayaa lagu soo bandhigay dood ku saabsan sida Qurba joogta ay wax ugu qaban karaan dalka Hooyo. Urur ay ku mideysan yihiin Ardeyda Soomaaliyeed ee wax ka barta Halkaasi Marka Magacooda lasoo gaabiyana loo yaqaan WWSSP ayaa soo qaban [...]

Page 1 of 3123