Mascherano “Ma Doonayo Inaan Ka Tago Barcelona”.
Javier Mascherano ayaa si cad u sheegay inuusan meel uga socon kooxda Barcelona uuna joogaayo garoonka CampNou. Ciyaaryahanka rer Arjentina ayaa waxa uu dadaal ugalay sidii uga mid noqon lahaa ciyaartoyda joogta ah isagoo naadiga Bulgarana kusoo biiray sanadkii 2010 markaaso uu kaga yimid kooxda Liverpool. Wax dareen ah ma qabo oo ah inaan katagaayo [...]
Milan oo Dooneys Negel de Jong iyo Aleksandar Kolarov.
Negel de Jong ayaa waxana marna aan ka xirnaan doonin albaabda looga baxo kooxda Manchester City taas ayaa waxa ka danbeysa dalabaadyada usoo dhacaya kooxda City waxaana iminka dalb toos uu uga yimid kooxda Inter Milan. Sida ay sheegayso jariirada Tuttosport kooxda inter ayaa waxay xidigan u dhashay Netherland xiiseynaya inay ka dhigto dhiiga cusub [...]
Isku Aadka HIRDA Summer Tournment oo la sameeyay.
Waxaa la sameeyay Qori Tuurka iyo Isku Aadka Ciyaaraha Summerka ee HIRDA Amsterdam Tournment, iyadoona Sanadkaan ay ka qeyb galka Ciyaaraha Summerka HIRDA Amsterdam Nasiib u yeesheen illaa iyo 12-Kooxood oo loo kala qeybiyay 3-Group. Ciyaarahaan oo dhici doono Maalin Nimada Sabtida ee Taariikhda ku beegan tahay 26-May, ayaa waxaa kasoo qeyb gali doona Marti [...]
Ciyaar lagu xusaayay Maalinta 15-May oo ka dhacay Gaalkacyo [Sawirro].
Ciyartaan ayaa ahay mid ay wada dhelayeen labakoxod oo lugu kala Magacabo C/laahi ciise iyo koxda kale ee Cawale, Labadan kooxod ayaa ku kala dhelayay Magacyada Halgamayashi soomaaliyed Ee C/llaahi ciise iyo halgamaga kale ee Cawale, labadan halgama oo ah halgamayal uu so diriray Xoriyada dalka soomaaliya. Ciyartaani oo qayb ka aheed munasabad ay uu [...]
Real Madrid Oo Si Xad Dhaafa U Dooneysa Ivanovic.
Waxa ay qoreen wargeysyada Ingiriiska in tababaraha kooxda Real Madrid Jose Mourinho uu si xad dhaafa u doonayo daafaca midig ee kooxda Chelsea Branislav Ivanovic. Wargeyska The Sun ayaa qeexay in kooxda heysata La Liga Spain ee Real Madrid ay Chelsea u soo bandhigay aduun gaaraha 19-m, laakiin naadigaan ka dhisan London waa ay diideen [...]
Lionel Messi iyo Jose Mourinho oo Aabalmarino la siiyay.
Waxa uu daaha ka qaaday xiriirka kubada cagta Spain sida loogu kala guuleysta abaalmarinada xili ciyaareedkaan 2011 iyo 2012. Abaalmarinta gool dhalinta horyaalka waxaa ku guuleystay Lionel Messi oo u cayaara Barcelona wuxuuna ku qaaday 50-gool iyadoo booska labaad uu soo galay Ranaldo oo Real Madrid ah 46-goolna dhaliyay. Gool hayaha ugu fiican sanadkaan waxaa [...]
Maradona: Farxad ayaa Iqarisay Markii Man City Hanatay Horyaalka
Waxa uu ku dhawaaqay halyayga kubada cagta reer Argantin ahna tababaraha Alwesle sida uu ugu faraxsanyahay horyaalka ay qaaday kooxda Man City iyo weliba qaabka mucjisada leh ay soo bandhigta. Aguero oo ah wiilka uu sodoga u yahay Maradona ayaa dhaliyay goolka siiyay Man City horyaalka iyadoo is dhiibtay waqigii dhimashada. Maradona ayaa yiri mashquul [...]
Arsenal Oo Todoba Milyan U Bandhigeysa Van Persie
Sida lagu qoray wargeyska Dail Mail ee kasoo baxa Ingiriiska kooxda Arsenal ayaa qorsheyneysa in xidiga reer Holland ee Robin Van Persie ay mushaarkiisa kor u qaado gaarsiisana 7-milyan xili ciyaareedkiiba, si uu kooxda ula sii joogo heshiina uu u kordhiyo. Sida wargeysku tilmaama tababare Wenger iyo madaxa sare ee kooxda ayaa maalinta Arbacada la [...]
Madaxda Fiba Africa oo Amaanay Jaaliyada Isboortiga UK.
Fiba Africa Commissioner and East & Central Africa Intercities Commitee Board Member Mr. Agina Wesonga, Ayaa Markii ugu horeesay la hadlay Jaaliyada Isboortiga Soomaaliyeed ee Dalka UK, ka dib Casho Sharaf Bahda Isboortiga UK ay ku lahaayeen Hotelka Millennium ee Galbeedka London. Mr. Agina Wesonga oo ka qeyb galayay Casho Sharaf Bahda Isboortiga UK ku [...]
Dugsi Caruurta Soomaaliyeed lagu barayo Ciyaarta Kubada Cagta oo laga furay UK.
Waxaa Magaalada Manchester ee dalka Ingiriiska Markii ugu horeesay laga furay dugsi lagu barto Ciyaarta Kubadda Cagta, taasi oo loogu tala galay in lagu soo saaro caruurta da’da yar ee soomaaliyeed, oo qibrad u leh Ciyaarta Kubada Cagta. Kulliyada ELITE SOCCER SCHOOL, ayaa furitaankeeda waxaa ka danbeeyay isla markaana Maamule ka ah Ex- Garsoore FIFA [...]
