Tacsi loo dirayo Gud. Jaaliyadda Somalida GOUDA
Dhammaan Soomaalida daggan Holland, gaar ahaan Jaaliyadda Somalida GOUDA, waxay Tacsi u Dirayaa Guddoomiyaha Jaaliyadda Somalida GOUDA Maxamed Abuukar Sh/Xassan (M.Deeq) oo Aabaihiis Xaaji Abuukar Sheekh Xassan dhawaan ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho, Gaar ahaan Degmada Wadajir, waxa ayna Marxuumka Eebe ugu Baryayaan in uu Jannaddii Fardowso ka waraabiyo Eheladii Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka geyriyoodayna [...]
Tacsi tiiraanyo leh oo loo dirayo Eheladii ay ka tagtay Marxuumad Xaliimo Xassan Shiikhow
(إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ) Waxaa maalintii dorraad taariiqdu markeey ku begneyd 28/03/2013 ku geeriyooday magaalada Muqdîsho ALLAAHA u naxariistee Maraxuumad Xaliimo Xasan Shiikhow oo horay degaan ahaan u degneyd waddanka Filand gaar aha magaalada Helsinki, waxaana marxuumada ILLAAH u weydiineynaa Janatul-Fardowsa inuu geeyo, eheladii & qaraabadii ay ka tagtayna uu samir & iimaan ka [...]
Guddoomiyaha GDF ee Holland Maxéd Cusmaan Guure oo tacsi u diraya reer Ducaale Kaahiye
Gudomiyaha Galmudug Development Foundatiom ee Holland Mohammed Osman Gure Mamuun, iyo hooyo Saciido Cibaar Shuriye iyo dhamaan Reer Cusman Gure ( Ahmed, Abdullahi, Hassan, Deeqo, Abdifitaah, Nasteeho iyo Yasiin ) waxey ka tacsiyeynayaan geeridii naxdinta laheyd ee ku timid eedo Xaawo Guure Mamuun oo xalay ku geryootay magalada Muqdisho . Waxaan halkaan tacsi ugu dirayaa [...]
TACSI: Col. Mukhtaar Xuseen Jeyte oo ku geeriyooday London.
Allaha u Naxriistee Waxaa Maalintii shalay Magaalada London ee dalka Britian ku geeriyooday Marxuum Col. Mukhtaar Xuseen Jeyte oo ka mid ahaa Saraakiishii Ciidamada Soomaaliya. Geerida ku timid Marxuumka ayaa waxaa ka Tacsiyeenaya Qoysaska kala ah: Reer Cali Garabey. Reer Gacal Casir. Reer Dhiblaawe Wehliye. Reer Xaaji Cumar Wehliye. Dadkaan oo kala jooga Wadamada Germany [...]
Aadan Seeraar oo maanta ku geeriyooday waddanka Holland & Wargelin ku saabsan aaskiisa
Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 14/01/2013 ku geeriyooday isbitaalka Alkamaar ee Dalka Holland ALLAHA u naxariistee Aadan Seeraar oo ka mid ah wax-garadka Soomaaliyeed, in muddo aheyd-na ku xanuunsanayey isbitaalkaas. Eheladda Marxuumka ayaa goáamiyey in meydka marxuumka loo dhoofiyo waddankiisa, si halkaas loogu aaso. Guddiga Stichting HIMILO & xubnaha ka tirsan guddigaasi ayaa tacsi u [...]
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Zwolla oo tacsi u diraya eheladii ay ka geeriyootay Xaajiyo Zeynab C/qaadir Sheekh Aadan.
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Zwolla & nawaaxigeeda waxey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii, qaraabadii & asxaabtii ay ka geeriyootay ALLAHA u naxariistee Maxuumad Xaajiyo Zeynab C/qaadir Sheekh Aadan oo ku geeriyootay magaalada Nimegan, waxeyna Jaaliyaddu si gaar ah tacsi ugu dirayaan Xaaji Cumar Xassan, waxeyna marxuumada ILLAAHEY uga baryayaan inuu Janadii Fardowsa [...]
Cali Muuse Cabdi iyo Xaaskiisa oo Tacsi u diray Umadda Jabuuti
Aniga oo ah Cali Musa Cabdi iyo xaaskeeyga Ikram Cabdi Ciise waxaan tacsi u dirayna qooyski iyo qaraabadi u ku tagay Marxuum Jaamac Maxamuud Xeeyd, Gudoomiyihi Bangiga Dhaxe ee Jamhuuriyada Jabuuti ee ku geeriyooday magaalada Nairobi. Janada Allah ka waraabiyo samir iyo iimaan dhamaan ha ka siiyo intii u ka baxay. Marxuum Jaamac waxa lagu tilmaami jiray [...]
TACSI: Bahda Isboortiga iyo Saxaafada Holland oo tacsi u dirayaan Mudane Abanuur.
Bahda Isboortiga Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa HOLLAND, Bahda Saxaafadda Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa HOLLAND, Jaaliyadda Soomaaliyeed ee HOLLAND. Waxa ay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Guddoomiyihii X.S.C.Fudud, isla markaana ahaa Xubin Guddigii Fulinta ee G.O.S. Abukar Abanur oo Habar-yaryadiisa, Marxuumad, AAMINA XAAJI AWEYS (Aamina Jowhar) iyo Marxuumad, XAAJIYAAY CADDAANKA CABUUD oo dhawaan ku wada geeriyooday [...]
TACSI: Jaaliyada Soomaalida ee Magaalada Delft – Holland oo tacsi direysa.
Mohamud Ali Ibrahim (Koofur Yare), Xaaskiisa & Carruurtiisa. Hassan Husein Yusuf Arrabeey ),Xaaskiisa, Carruurtiisa. Mohamed Hassan (Bile Dheere) Xaaskiisa & Carruurtiisa. Abdirahman Garweeyne (Abdirahman Beeynaaker) Xaaskisa & Carruurtiisa. Ahmed Leeuwarden, Xaaskiisa & Carruurtiisa. Abdulaahi Lunge Dheere, Xaaskiisa & Caruurtiisa. Ibrahim Mohamud Ahmed (Guddoomiyaha Delft) & Xaaskisa. Xaaji Nuur Jees, Xaaskiisa & Carruurtiisa. DRr.Abdullaahi Mohamed Hassan [...]






