Tahniyad Aroos wacan
Tahniyad Aroos Farxad leh waxaa diraya dadka hoos ku wada xusan oo kala ah 1-Ayeeyo Haliimo Cali Fadal. 2-Awoowe Hasan shukoow . 3-ayeeyo Halima Muude Mohamed . 4-Awoowe Hussen Giireey . 5-HOOyo rahmo Hasan shukoow . 6-aabe Abdulaahi Hussein Giireey . 7-Hooyo Asli Cadawe Ali. 8-Aabe Muhumed Ma’alin Hasan . 9-Abti mohamud Hasan shukoow iyo [...]
Tahniyad: Max’ed Saciid Xuseen & Xamdi C/llahi Siyaad oo gabar u dhalatay dalka Filand
Waxaa halkaani tahniyad Dhalasho oo Farxad leh looga diraaya Max’ ed Siciid Xuseen & Xaaskiisa Xamdi Cabdullahi Siyaad oo dhawaan gabar ay ugu dhalatay Dalka Filand , gaar ahaan malaagada madaxda dalkaasi ee Helsinki , Gabadhaasi waxaa loo bixiyey Ma’ ida Max’ed Siciid Xuseen . waxaa tahniyada dhalasho diraayo waridiinta iyo walaalaha kala jooga daafaha [...]
Hambalyo loo dirayo Ibrahim Deheye Ismaaciil & Nuuro Daahir Cali oo meheerkoodu ka dhacay Boorama
Hooyo Muslimo Sheer Rooble Faadumo Daheye Ismaaciil & Caruurteeda Max’ed Daahir Cali & Xaaskiisa Suleymaan Deheye Ismaaciil & xaaskiisa Max’ed Deheye Ismaaciil & Xaaskiisa Cabdikarim Deheye Ismaaciil & Xaaskiisa Ciid Deheye Ismaaciil & Xaaskiisa Cumar Xuseen Cali & Xaaskiisa Max’ed Cabdillaahi Faarax & Xaaskiisa Jamal Mahdi Cabdi & Xaaskiisa Max’ed Daliye & Xaaskiisa Max’ed Mumin [...]
Hambalyo: Leyla Jibaar iyo Maxamed Cali oo Meherkooda dhacay.
Salah Hassan Omer [Salah Dheere] Nadiifo Cali Shadoor. Ibraahim Axmed Abuukar Cariif (Xaajow) Sumaya Axmed Abuukar Cariif. Xaawo Axmed Abuukar Cariif. Aamino Cumar Jeego. Raho Ibraahim. Hani goomeey. Maxamed Nuur Geedi Diidi. Maslax Maxamed Xareed. Maxamed deeq fagaaso. Casiiso Sheekh Cabdi (Casiisa Luula). Layla Cali Maxamed. Dahaba Ibraahim. Reer Axmed Abuukar Cariif. Reer C/qaadir jibaar. [...]
Tahniyad Dhalasho Farxad ah oo loo diraayo Aabe Mohamed Daa uud Omar iyo Xaaskiisa Idil Husein Jiisow (Indho uroon)
Waxaa halkaan tahniyad dhalasho farxadeed ka diraya dadka kala ah 1-Awoowe Omar Hassan A/lle 2-Ayeeyo Faadumo Hassan Maxamuud 3-Aabe Daa’uud Omar Hassan iyo Hooyo Faadumo Xareed iyo Caruurtooda 4-Hooyo Dowlay Bashiir Ali iyo Caruurteeda 5-Hooyo Xabiibo Jimcaale Caddow 6-Sacdiyo Husein Jiisow iyo seygeda iyo caruurteeda 7-Sayid Ali Husein Jiisow Xaaskisa iyo Caruurtiisa 8-Maryan Husein Jiisow [...]
HAMBALYO: Dhalasho oo Loo diraayo Wariye Anwar Bakhiit iyo Hooyo Sucdi Nuuradiin.
Waxaa Hambalyo Dhalasho Farxad leh Halkaani looga diraaya Wariye Anwar Bakhiit iyo Hooyo Sucdi Nuuradiin Abuukar Axmed Diini yare oo Wiil ugu dhashay Magaaladda Jabouti Taariikhdu marka ay ahayd 20/11/2012 oo ku beegan maalinimadii shalay, waxaana Diraaya Asxaab badan oo ku kala nool daafaha dunida kuwaasoo kala ah :- 1 Aabe Nuuradiin Abukar Ahmed (Diini [...]






