Ogeysiis: Mu’tamarka 6-aad ee Holland
Ogeysiis: Dhamaan Jaaliyada Soomaalida ee ku dhaqan dalka Holland iyo Nawaaxigeeda waxaa lagu war-gelinayaa in Mu’tamarkii sanadlaha ahaa ee Holland lagu qabanayay oo sanadkan Markaz Quba ee Magaalada Amsterdam, Taariikhda Marka ay tahay 8 bisha May sanadka 2013, iyadoona Mu’tamarkaan uu yahay kii 6-aad ee lagu qabto dalka Holland. Mu’tamarka waxaa kasoo qeyb gali doono [...]
TACSI: Bahda Saxaafada oo tacsi u diraya Wariye Shaadiya Muxumad Cabdi
Innaa Lillaan Wa innaa illeehi Raajicuun, Ma dhinte waa ilaah, ruux waliba oo dunida ku nool Maalin ayuu ifka ka wareegi doonnaa. Dhamaan Bahda Saxaafada Soomaaliyeed meel kasta oo ay Caalamka ka joogaan waxa ay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Wariye Shaadiya Muxumad Cabdi, oo Walaalkeed Allaha u naxriistee Marxuum Axmed Muxumed Abdi, Habeenkii xalay [...]
Maaweeli Caruurtaada oo ku bar-baari dhaqankooda
Waa barnaamij loo diyaariyay carruurta Somaliyeed kaas oo ah sheeko xariirrooyin iyo heesaha Hoobeeyada waxaan loogu talagalay carruurta ku nool qurbaha iyo dalkii hooyo. Waa fariin ku socota ubadka Somaliyeed taas oo ah dhaxalka ay ku leeyihiin dhaqankooda suuban ee Soomaliyeed, waxaad ku dalban kartaa dhammaan taleefanada casrigaa waxaadna ku raadsan kartaa magaca (Somali Fairy [...]
Tacsi loo dirayo Gud. Jaaliyadda Somalida GOUDA
Dhammaan Soomaalida daggan Holland, gaar ahaan Jaaliyadda Somalida GOUDA, waxay Tacsi u Dirayaa Guddoomiyaha Jaaliyadda Somalida GOUDA Maxamed Abuukar Sh/Xassan (M.Deeq) oo Aabaihiis Xaaji Abuukar Sheekh Xassan dhawaan ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho, Gaar ahaan Degmada Wadajir, waxa ayna Marxuumka Eebe ugu Baryayaan in uu Jannaddii Fardowso ka waraabiyo Eheladii Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka geyriyoodayna [...]
Tacsi tiiraanyo leh oo loo dirayo Eheladii ay ka tagtay Marxuumad Xaliimo Xassan Shiikhow
(إِنَّا لِلّهِ وَإِنَّـا إِلَيْهِ رَاجِعونَ) Waxaa maalintii dorraad taariiqdu markeey ku begneyd 28/03/2013 ku geeriyooday magaalada Muqdîsho ALLAAHA u naxariistee Maraxuumad Xaliimo Xasan Shiikhow oo horay degaan ahaan u degneyd waddanka Filand gaar aha magaalada Helsinki, waxaana marxuumada ILLAAH u weydiineynaa Janatul-Fardowsa inuu geeyo, eheladii & qaraabadii ay ka tagtayna uu samir & iimaan ka [...]
Ogeysiis: Daahfur Book Cusub
Dadweynaha sharafta leh waxaa lala socodsiinayaa munaasabad weyn oo lagu Daah-furayo Buug Cusub: Xabbaddii Dunida Gilgishey: Aaden-low iyo Dhacdadii Walwaal. Daahfurku wuxuu ka dhacayaa: Goobta: Resource for London 356 Holloway Road, London N7 6PA Taariikhda: Sabtida 9 Febraayo 2013 Saacadda: 1:30-5:30pm Buses 4, 17, 29, 43, 153, 253, 259, 271, 279 Underground: Holloway Road Station. [...]
Guddoomiyaha GDF ee Holland Maxéd Cusmaan Guure oo tacsi u diraya reer Ducaale Kaahiye
Gudomiyaha Galmudug Development Foundatiom ee Holland Mohammed Osman Gure Mamuun, iyo hooyo Saciido Cibaar Shuriye iyo dhamaan Reer Cusman Gure ( Ahmed, Abdullahi, Hassan, Deeqo, Abdifitaah, Nasteeho iyo Yasiin ) waxey ka tacsiyeynayaan geeridii naxdinta laheyd ee ku timid eedo Xaawo Guure Mamuun oo xalay ku geryootay magalada Muqdisho . Waxaan halkaan tacsi ugu dirayaa [...]
TACSI: Col. Mukhtaar Xuseen Jeyte oo ku geeriyooday London.
Allaha u Naxriistee Waxaa Maalintii shalay Magaalada London ee dalka Britian ku geeriyooday Marxuum Col. Mukhtaar Xuseen Jeyte oo ka mid ahaa Saraakiishii Ciidamada Soomaaliya. Geerida ku timid Marxuumka ayaa waxaa ka Tacsiyeenaya Qoysaska kala ah: Reer Cali Garabey. Reer Gacal Casir. Reer Dhiblaawe Wehliye. Reer Xaaji Cumar Wehliye. Dadkaan oo kala jooga Wadamada Germany [...]
Aadan Seeraar oo maanta ku geeriyooday waddanka Holland & Wargelin ku saabsan aaskiisa
Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 14/01/2013 ku geeriyooday isbitaalka Alkamaar ee Dalka Holland ALLAHA u naxariistee Aadan Seeraar oo ka mid ah wax-garadka Soomaaliyeed, in muddo aheyd-na ku xanuunsanayey isbitaalkaas. Eheladda Marxuumka ayaa goáamiyey in meydka marxuumka loo dhoofiyo waddankiisa, si halkaas loogu aaso. Guddiga Stichting HIMILO & xubnaha ka tirsan guddigaasi ayaa tacsi u [...]
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Zwolla oo tacsi u diraya eheladii ay ka geeriyootay Xaajiyo Zeynab C/qaadir Sheekh Aadan.
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Zwolla & nawaaxigeeda waxey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan eheladii, qaraabadii & asxaabtii ay ka geeriyootay ALLAHA u naxariistee Maxuumad Xaajiyo Zeynab C/qaadir Sheekh Aadan oo ku geeriyootay magaalada Nimegan, waxeyna Jaaliyaddu si gaar ah tacsi ugu dirayaan Xaaji Cumar Xassan, waxeyna marxuumada ILLAAHEY uga baryayaan inuu Janadii Fardowsa [...]






