Home » Archives by category » SOCIAL MEDIA (Page 2)

Xishood iyo Murugo jaceyl Qeybtii 5aad

Xishood iyo Murugo jaceyl Qeybtii 5aad

Weeyba haruufeysaaye maxaa ka galay quruxdiisa iyo haddii uu aragsan yahay. Xiisaha goonidda ah ee ay u heyso maxey tahay? Haddii su’aashaas la weydiin lahaa lafteeda saacadaas kama jawaabteen. Waxeyse qiil ka dhigan laheyd inuu yahay wiil soo jiidasho leh, laakin ah edeb darran iyo hadallo kale oo afka bax culeys maleh ah. Halkiibaa midba [...]

TACSI TIIRAANYO LEH: innaa lillaah wa innaa illeehi raajicuun.

TACSI TIIRAANYO LEH: innaa lillaah wa innaa illeehi raajicuun.

Bahda Isboortiga Soomaaliyeed Qeybahooda kala gedisan gaar ahaan Jaaliyada Isboortiga Dalka UK, iyo North America waxa ay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan. 1- Macalin Cisman Cali Nur (Macalin Buruno), oo Walaashiisa Marxuumad [Jiina Cali Abanur] 06/03/2012, ku geeriyootay Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya. Sidoo kale Bahda Isboortiga Waxa ay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan. [...]

Xishood iyo murugo jaceyl Qeybtii 4aad

Xishood iyo murugo jaceyl Qeybtii 4aad

Intiinii la socotay sheekaddan xiisaha lah ee Xishood iyo murugo jaceyl, qeybteedii seddexaad, waxaan soo aragnay sida ixitraam darrada ku jirto ee uu C/qani oo ah wiilka ay Muna caashiqi doonta uu fasalka u soo galay, isagoon macalinkiisi raali gareyn iyo cudur daar uga bixin soo daahistiisi. Waana markii ugu horeysay oo ay labadooda weji [...]

TACSI: Reer Muxiyaddiin Cali oo Tacsi u diraya reer Xabad Tafad.

TACSI: Reer Muxiyaddiin Cali oo Tacsi u diraya reer Xabad Tafad.

Innaalilaahi Wa Inaa Ilehi Raajacuun, dhamaann ilmo reer Muxiyaddiin oo kala ah Faadumo Muxiyaddiin, Maryan Muxiyaddiin, Sahro Muxiyaddiin, Hani Muxiyaddiin iyo seygeeda Cabdi Oomane, C/raxmaan Muxiyaddiin, Falastiin Muxiyaddiin, Cali Muxiyaddiin, Axmed Muxiyaddiin iyo Cabdullaahi Muxiyaddiin dhamaan dadkaasi waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan Ilmo reer Xabatafad iyo hooyooyinkooda Raaxo Maxamed Diinlaawe iyo Hooyo Xabiibo [...]

OGEYSIIS BISHAARO AH ! Jaaliyada Soomaalida ee ku dhaqan UK.

OGEYSIIS BISHAARO AH ! Jaaliyada Soomaalida ee ku dhaqan UK.

Dhammaan dadka Soomaaliyeed ee ku dhaqan UK iyo Daafaheeda waxaa la ogeysiinayaa in ay dhici doonto xaflad weyn oo lagu soo dhoweynayo fasixiidda shirkadda weyneyd ee Al-Barakaat oo muddo 11 sano ah xayirneyd. Haddaba waxaa dhammaan dadka Soomaaliyeed iyo inta horumarka jecel lagu casuumayaa in ay ka soo qeyb galaan xafladaasi qiimiga leh. Xafladda waxaa [...]

TACSI TIIRAANYO LEH: Maamulka Wehel Media oo tacsi u diraya Qoyska Reer Dhigbil.

TACSI TIIRAANYO LEH: Maamulka Wehel Media oo tacsi u diraya Qoyska Reer Dhigbil.

Innaa lillaah Wa innaa illeehi Raajicuun. Maamulka, Shaqaalaha iyo Howlwadeenada Warbaahinta Wehel Media, waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka geeriyoodey, Rabbi Naxriistii Janno Allaha ka Waraabiyee, Nabadoon Xuseen Cabdulle Guuleed Dhigbil oo dhawaan ku geeriyooday Magaalada Muqdisho. Waxaa Tacsidaan si gaar ah loogu dirayaa, dhamaan Qoyska Reer [...]

Xishood iyo murugo jaceyl Qeybtii 3aad.

Xishood iyo murugo jaceyl Qeybtii 3aad.

Tacliinta iney meel sare ka gaarto waa hadafkeeda ugu weyn ee weligeed ku fekereeysay, ka hor inteysan noqon gabar la guursado oo guri yeelata. Sideey u sii laafiyoonaayeen Muna iyo Sahro ayey salka ku hubsadeen kuraastii tiilay fasalka ay dhiganaayeen. Durba waxaa soo galay macalinkii xisaabta iyo Seyniska ee ay necbeyd Munona ku tiri iyadoo [...]

Ogow inaan ku jecelahay! Qeybtii 1aad

Ogow inaan ku jecelahay! Qeybtii 1aad

Liza geeridda awoowgeed hooyo dhalay u timid waxey ku riday niyad xummo, waxeyna dareemeysa muruggo badan marba hadduu uusan garabkeeda taagneyn. Wadno xanuunkii faraha badnaa ee keenay ugu dambeyntii inuu xasuusta lumiyo waxey kamid ahaayeen jirooyin ku raagay oo u dhintay awoowgeed markii dambe. Wuxuu ahaa wehelkii ay aduunyada ka wahesheyneysay ee soo gacan qabtay [...]

Ogeysiis Muhiim ah oo ku socota soomaalida ku dhaqan dalka Holland & Europe.

Ogeysiis Muhiim ah oo ku socota soomaalida ku dhaqan dalka Holland & Europe.

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Wadamada Europe gaar ahaan dalalka Holland, Germany, Belgium, Switzerland, iyo dalalka Scandinavian-ka in dhowaan la qaban doono shir looga hadlayo Arimo dhoor ah oo ay ka mid tahay warbixin sanadadeed ay soo saarto Dowlada dalka Holland , laguna soo bandhigay qodobo muhiimad gaar ah u leh [...]

Hambalyo Dhalasho Farxad Leh.

Abshir jaabo C/llahi Muxudiin (Abdul arts) Cali Xuseen Axmed (Ali Gaab) c/qaadir cali c/llahi (milaano) c/casiis axmed huu Dahabo Hooyo Xaliimo Xasan Fiidey Luul Axmed Daad Luul isaaaq maxmed nuur cade Ibrahim Abdullahi Noor Kamaal cali xuseen wahiib cali xuseen intisaar siciid cali fani c/qaadir cali xasan cali xuseen xuseen cali xuseen sahro maxamed ruqiyo [...]

Page 2 of 512345