Xishood iyo muruggo jaceyl – Qeybtii 8aad.
Hadalkaasi Muno iney tiraahdo waxaa ka keenay waa cabsi ay dareentay, ninka hadeer iskuulka dhexdiisa sidan u daan daansanaya waxey is tustay inuusan hadhowna banaanka ku cafineyn oo siddii maalintii ka daran ula dhaqmi doono. Markaan waxey is dareensiisay in xaaladda ay intaan ka culus tahay. Wiilashii waxey halkoodii kii ka wadeen qash qashaadiid gabdhaha, [...]
TAHNIYAD: Cali C/lle Afrax & Xaaskiisa oo wiil ugu dhashay Zwolla-Holland.
JAALIYADDA SOOMAALIDA ZWOLLA & NAWAAXIGEEDA OO TAHNIYAD U DIRAYA CALI C/LLE AFRAX & XAASKIISA OO WIIL UGU DHASHAY ZWOLLA C/qaadir Cali Nuune & xaaskiisa Mustafe Max’ed Yuusuf Axmed Saadiq Max’ed weli Zeynab Saalax Shukri Oorfane Sucaad Xassan Said Shaakir Max’ed Cali & xaaskiisa C/nuur Axmed Mukhtaar C/xaliim Cali Nageeye C/weli Nuur Idiris Cali Farxiyo Weheliye [...]
TACSI TIIRAANYO LEH: Innaa lillaah Wa innaa illeehi Raajicuun.
Ma dhinte Waa ilaah Qof waliba oo dunida dusheeda ku nool Maalin un Ayuu ifka ka wareegi Doonaan Innaa lillaah Wa innaa Illeehi Raajicuun. Dhamaan Saxaafada Soomaaliyeed Meel Waliba oo ay Dunida ka joogaan, gaar ahaan Saxafiyiinta ku nool Dalka Holland, waxa ay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Wariye C/llaahi Jaamac Cali oo Aabihiis Marxuume Jaamac [...]
HAMBALYO: Yusuf Elmi Sahal iyo Nasro M. Jama oo gabar ugu dhalatay dalka Australia.
Aabbo Elmi Sahal Ali Hooyo Fadumo Sid Ahmed Bashir Elmi Sahal, Xaaskiisa Deeqa Abdi Jibril iyo carruurtooda Yassin Bashir Elmi, Burhan Bashir Elmi, Ismahan Bashir Elmi, Iman Bashir Elmi iyo Ilhaan Bashir Elmi. Dhool Elmi Sahal, Seeygeeda Ahmed Osman Yusuf iyo carruurtooda Hamdi Ahmed Yassin Elmi Sahal, Xaaskiisa Ubah Jamac Dirie iyo carruurtooda Imtihaal Yassin [...]
HAMBALYO AROOSKA FAA’ISA MAXAMED CABDI IYO ADEN GEEDOW CAWAALE.
Cabdirahmaan Maxamed Cabdi (garas) iyo xaaskiisa Faadumo Yusuf Cali Nuuradiin Maxamed Cabdi Maryan Cabdirahmaan Cabdi (garas) Yusuf Cabdirahmaan Cabdi (garas) Maxamed Cali Warsame iyo xaaskiisa Fardowsa Maxamed Cabdule Cabdullaahi Maxamuud Jimcaale Timacadde iyo xaaskiisa Deeqo Maxamed Axmed Jirjirooni iyo xaaskiisa Kaltuumo Maxamed Cali Farhaan Cosoble Osmaan Maxamuud Kaahiye Maxamed Bashiir midnimo Maxamed Xasan Cabdoow Sahro [...]
Ogeysiis: Dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka Holland iyo Hareeraheeda.
Waaxaa lagu wadaa in Magaalada Amsterdam ee dalka Holland 29-April Maalin-nimada Axada ee fooda inagu soo heyso lagu qabto Xus & Duco loo sameenayo, Xubnihii dhawaan ku geeriyooday Qaraxii Tiyaatarka, oo ay ugu horeeyaan Bahda Isboortiga Soomaaliyeed. Xuskaan iyo Ducadaan ayaa waxaa loo sameenayaa Eebe Naxriistii Janno Allaha ka waraabiyee, Guddoomiyihii G.O.S Aadan Xaaji Yabarow [...]
Xishood iyo muruggo jaceyl- Qeybtii 7aad.
Shoog iyo naxdin baa gabdhihii ku dhacay, iyagoo ay filan waa ku noqotay falka wiilashu u geysteen. Muno waxey ka soo haa haabatay dhulkii sida xooga leh loogu tuuray. Inta soo kacday ayey fiir fiiris ugu dhaqaaqday gacmaheedii iyo korkeedii bal iney wax gaareen iyo inkale. Markeey is hubsatay inaan wax jug ah gaarin ayey [...]
TACSI TIIRAANYO LEH: Guddoomiyaha Ururka SARAPO oo hooyadiis Geeriyootay.
Prof. C/raxmaan Ibraahim Xaaji Aadan (Ibbi) Cali Cabdi Awaare Xildhibaan Max’uud Cabdi Xassan (Bekos) Zahro Naaleeye Xuseen Khadiib Dr. C/llaahi Ibraahim (Amaandhooreey) Fahad Mahdi Abuukar Abow Asharoow Faadumo Max’uud Xersi (Faadumo Dalacey) Dhammaan dadkaasi waxey tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Guddoomiyaha ururka SARAPO Max’ed Xassan Idiris (M Ganey) oo hooyadiis marxuumad Faadumo Cali ay ku [...]
Xishood iyo murugo jaceyl- Qeybtii 6aad
Haruuftanka iyo indhaha la isku kala rog rogo waa caadooyin dabiici ah, markey dad xurgufi dhex marto. Balse waxaa dhibaato ah ardey fasalka isla dhigata subax walbana iska hor yimaada iney salaanta iska qaadi waayaan, taasina waa arrimaha durba wel welka ku abuuray Muno. Waxey is tustay iney waxbarashadeeda ay la soo darseyso cabsi iyo [...]
HAMBALYO Wariye Anwar Bakhiit iyo Sucdi Nuuradiin Abuukar Axmed oo ku aqal-galay Addis ababa ee dalka Ethiopia.
Madaxa warbixinada shabakada Dayniile.com ee qaarada Africa Iyo Asia Wariye Anwar Bakhiit iyo Sucdi Nuuradiin Abuukar Axmed ayaa ku aqal galay magaalo Magaalada Addis Ababa ee dalka Etihiopia, Wariyaha iyo xaaskiisa Sucdi Nuuradiin ayaa waxaa halkaani tahniyad uga diraayo Shaqaalaha shabakada dayniile.com oo kala ah :- 1- Axmed Shekh Cali kalaay 2- Cabdishakuur Cilmi Xasan [...]
