Home » Archives by category » RADIO

Todobaadka & Nasashada Wehel Media. [Dhageyso].

Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa mid had iyo jeer Todobaadkiiba mar aad kala socotaan Radio Wehel, iyadoona maalin waliba oo axad ah aad kala socon kartaan shabakada warbaahinta Wehel. Maxamed Daa’uud Omer (Yuumbi Yare) ayaa barnaamijka soo saaray isla markaana idin soo jeedinaaya. Barnaamijka oo dhameystiran halka hoose ka dhageyso.

Nuur cadde oo ka hor yimid in dib loo celiyo Qaxootiga Soomaaliyeed [Dhageyso Wareysi]

Danjiraha DKMG u fadhiya Xarunta Midowga Yurub ee Biljamka iyo dalka Talyaaniga Nuur Xasan Xuseen ayaa wareysi uu bixiyay kaga hadlay arrimo badan oo khuseeya howlaha Safiirnimo ee Midowga Yurub, Safaaraddaha Talyaaniga, Biljamka, Qaxoootiga Soomaaliyeed ee yurub gaar ahaan dalka Nederlan iyo arimo kale. Nuur Cadde ayaa sheegay in tan iyo markii la furay Safaaradda [...]

Farmaajo oo wareysi dheer dhinacyo badan taabanaya siiyay Idaacada VOA-da [Dhageyso]

Ra’iisal Wasaarihii hore ee Dowlada Federalka KMG ee Soomaalia Maxamed Cabdulaahi Maxamed [Farmaajo] Ayaa wareysi xiiso badan siiyay Laanta Afka Soomaalida ee Idaacada VOA-da, Asigoona ka hadlay arrimo ay mid yihiin heshiiska Shirkadda Halliday Finch ay Xukuumada Ra’iisul Wasaare C/weli Maxamed Cali Gaas heshiis la gashay, iyo Arrimo kale oo dhowr ah.

Sheekh Xasan Dahir Aweys oo si cad u qiray in Al-Shabab ay dadka dilaan [Dhageyso].

Sheekh Xasan Daahir Aweys ayaa hadal u muuqda mid weerar uu ku qaadayo Xoogaga Al-Shabaab ee uu ka tirsanyahay sii jeediyay, iydoona dad badan ay siyaabo kala gedisan ugu hadleen hadalka uu jeediyay xasan daahir Aweys oo ka mid ah Saraakiisha sare ee ururka Al-Shabaab. “Aniguse hadda labadoodii inaan daba raaco uma jeedin oo mowduuc [...]

Todobaadka & Nasashada Wehel Media. [Dhageyso].

Todobaadka & Nasashada Wehel Media. [Dhageyso].

Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa mid had iyo jeer Todobaadkiiba mar aad kala socotaan Radio Wehel, iyadoona maalin waliba oo axad ah aad kala socon kartaan shabakada warbaahinta Wehel. Maxamed Daa’uud Omer (Yuumbi Yare) ayaa barnaamijka soo saaray isla markaana idin soo jeedinaaya. Barnaamijka oo dhameystiran halka hoose ka dhageyso.

Wariika Beeraha “Aniga Madaxweynaha Xilka ma iga qaadi karo mana aha Sharci” [Dhageyso]

Ra’iisul Wasaare kuxigeenka Xukuumada Federalka KMG ahna Wasiirka Wasaarada Beeraha Maxamed Max’ud Xaaji Ibraahim oo dhawaan wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dowlada KMG Sheekh Shariif Sheekh Axmed Xilkiisa lagaga Qaaday ayaa ka hor yimid xilka qaadista lagu sameeyay. Maxamed Maxamuud Xaaji waxa uu sheegay in xil ka qaadistaasi ay tahay mid sharci darro ah isla [...]

Xaaladii ugu xumeyd oo ka taagan Safaarada Soomaalida Italia, Isku dhac jira [Dhageyso].

Xaaladii ugu xumeyd ayaa ka taagan Safaarada soomaalida ay ku leedahay Magaalada Roma ee dalka Talyaaniga, iyadoona Safiirka Soomaalida u fadhiya dalkaasi Nuur Xasan Xuseen [Nuur Cadde] lagu eedeeyay in Howlihii safaarada uu ka dhigay eex iyo nin jecleesi. Muranka ugu xoogan ayaa xilligaan kala heysta Xoghayaha 1-aad ee Safaarada Soomaalida Talyaaniga iyo shaqaalaha kale [...]

Todobaadka & Nasashada Wehel Media. [Dhageyso].

Todobaadka & Nasashada Wehel Media. [Dhageyso].

Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa mid had iyo jeer Todobaadkiiba mar aad kala socotaan Radio Wehel, iyadoona maalin waliba oo axad ah aad kala socon kartaan shabakada warbaahinta Wehel. Maxamed Daa’uud Omer (Yuumbi Yare) ayaa barnaamijka soo saaray isla markaana idin soo jeedinaaya. Barnaamijka oo dhameystiran halka hoose ka dhageyso.

Todobaadka & Nasashada Wehel Media. [Dhageyso].

Todobaadka & Nasashada Wehel Media. [Dhageyso].

Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa mid had iyo jeer Todobaadkiiba mar aad kala socotaan Radio Wehel, iyadoona maalin waliba oo axad ah aad kala socon kartaan shabakada warbaahinta Wehel. Maxamed Daa’uud Omer (Yuumbi Yare) ayaa barnaamijka soo saaray isla markaana idin soo jeedinaaya. Barnaamijka oo dhameystiran halka hoose ka dhageyso.

Page 1 of 7123Next ›Last »