Qormadii ”col ku qaad oo tuugo kuu ciidamisay” part 3.
Su,aal K; Madaxwayne Shariif, raisul wasaare Gaas, golaha shacabka, iyo shacabka Soomaaliyeed? Waa maxay sababta ay dowlada Soomaaliya u qaadanayso federalsystemka? Qormadani waa qormo taxane ahayd. waxaana qaybtan ku eegayaa sababta kalifaysa in Soomaaliya ay qaadato habka federalsystemka. waxaana igu kalifay dhowr arrimood oo is biirsaday oo ay kow More...
Nin ku dilay Har kuuma jiido ! Avv.Xussein Diiriye Afrax.
Dowladda Ingiriiska oo gummeysiga taqasus ku leh waxaa tusaale u ah in gumeystaha uu masab ahaan ka sareeyo midka la gummeysto,sidaas daraadeed na waa in marna dadka la gummeysto loo muujinin haba yaraatee wax jil-jileec More...
Maxaad ka taqaan taariikhda iyo ujeeddada xuska Maalinta Jaceylka Aduunka [14-febr]
Haddaba aan kuu bayaanshe Maalinta Jacaylka Adduunka, Maalintaan oo afka ingariisiga loo yaqaano Saint Valentine’s Day, Waa maalintii la dilay baadarigii weynaa ee la oran jiray Saint Valentineus. Saint Valentineus More...
Balaayo Hor ley iyo kala boobka dhulka !! Qalinkii Avv.Xussein Diiriye Afrax.
Inta la hubo waddanka Soomaaliya waxa uu leedahay 8.200.000 hektar oo ku habboon beerista dalagga kala duwan, intaas waxaa u dheer xeeb badeed dhirirkeeda kor u dhaafay 3000 km oo ay ka buuxaan kalluun nooc waliba More...
Turkigu Muxuu ka rabaa Soomaaliya? Qalankii G/le Sare Omer Suleiman Ali.
Wax aan khayr ahayn Turkigu kama dooni karo Soomaaliya, waayo waa ummad Islaam ah oo weliba taariikh dheer oo qurux badan ku leh soo yaalka Islaamka. Waxaan og nahay in laga soo bilaabo qaybsashadii Afrika 1884tii More...
Qodobada Shirka London oo ka hor imaanaya Roadmap-ka iyo Kampala Acord, Warqad uu qoray Danjire Matt Baugh. [Aqriso].
Danjiraha Dowlada Britian u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya ee fadhigiisu yahay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya, ayaa warqad qoraal ah Bishii December 23-keeda u diray Xubnaha Dowlada Caalamka ugu qeyb galaya Shirka More...
Safaarada soomaalida ee Sudan” Hana qaad iyo hor u socosho shaqo”
Tolow maxay noqon doontaa faah faahinta maqaalka, wariyuhu maxuu xaqiiqsaday oo ku kalifay inuu qoro qoraalkan, waa su,aalaha ugu suuragalsan oo ay is weydiin karaan akhristayaasha durbadiiba marka ay arkaan cinwaanka More...
Aar goosiga Alshabaab ee Dowladda iyo AMISOM, Maxaa ku lug xiray dilalka Suxufiyiinta ??
Ugaarsiga suxufiyiinta iyo saxaafada soomaaliya ayaa ah mid bar-bar socda colaadaha u dhexeeya xukuumada soomaaliya iyo urura diimeedyada dagaalka kula jira bulshada rayidka iyo KMG soomaaliya taasoo salka ku heysa More...
Profesar wax ka qoray go’aanada kasoo bixi doona shirka ka dhacaya London.
Waxaa in mudda ah la hadal hayay shir ka dhici doona magaalada London oo looga hadli doono arrimaha soomaaliya, sida la ogyahay marna dowlada ingriisku ma muujin siyaasad ka hor imaaneeysa midnimadda soomaalida More...
26-kii Janaayo: Bilowgii Qaran jabka Soomaaliya [Qalinkii Ali Muhiaddin Ali]
Maanta (26-01-1991) oo kale shacabka Soomaaliyeed intooda badan waxay u dabaal degayeen una sacaba tumayeen Jabhadii hubeysnaa ee talada dalka ka tuuray Xukuumadii Milateriga aheyd ee Marxuum Maxamed Siyaad Barre More...










