Home » Archives by category » only

Dukaanka Guuleed Waa Dukaan Soomaaliyeed oo ku yaal Magaalada Amsterdam

GUULEEDSON WINKEL Dukaanka Guuleed Waa Dukaan Soomaaliyeed oo ku yaal Magaalada Amsterdam ADRESS: JOHAN VAN HASSELWEG 98 1022 WX AMSTERDAM-NOORD. Waxyaabaha laga helo dukaanka Sawirada hoose ka daalaco.

Fadlan Caawi Walaal Soomaaliyeed oo dhiban.

Fadlan Caawi Walaal Soomaaliyeed oo dhiban.

Dhibane Garaad Cabdullaahi Naaleeye waxa uu ku dhaawacmay qarax ka dhacay magaalada Guriceel,kaas oo waxyeelladii uu gaarsiiyay uu ka soo kabsan la’yahay ilaa iyo iminka, waxayna sababtay inuu ku miir beelo, si aad wixii faah faahin ee ku saabsan xaalka Garaad u maqasho fadlan lix daqiiqo oo kaliya ka sii waqtigaaga oo daawo Video-ga. Haddii [...]