Gabadhii ugu horeesay Police Xijaaban ah oo lagu dhex arkay dalka Britian.
Dalka Britian ayaa markii ugu horeesay waxaa lagu dhax arkay Gabar Boolis ah isla-markaana xijaaban, taasi oo asalkeeda hore aan ahaan jirin Muslim balse dhawaan qaadatay diinta Islaamka. Gabadhaan ayaa noqoneesa Gabadhii ugu horeesay oo Askariyad ah isla markaana xijaaban, si toos ahna u gudaneesa waajibkeeda shaqo, iyadoona indhaha Caalamka ay si More...
Haweeney la kufsaday oo xabsi ku jirta, looguna baaqay in ay guursato ninkii faraxumeeyay.
Inta badan dalka Afganistan ayaa waxaa ka dhaco tacadiyo loogaysto hawenka reer Afganistaan oo la xiriira nafsiyadooda. Hadaba dalkaas Afaghanistan ayaa waxaa la sheegay inay ka dhacday arin la yaab leh ka dib markii More...
Adigoo Gaari wada howlo kale ma qaban laheyd.
London (WM) – Dalka Ingiriiska, booliska ayaa qabtay nin isagoo gaariigiisa wada dhowr shaqo isku mar wada haya sida isagoo ku hadlaya taleefoon, isticmaalaya labtop isla markaana kofee cabaya. Arrintan ayaa More...
Jan Bilivo 11-sanadood ka dib, oo dib ugu laabtay Dalkiisa Canada.
Jan Bilivo oo ah muwaadin u dhashay wadanka Canada ayaa mudo 11-sanadood ka dib waxaa uu dib ugu laabtay wadankiisa Dalka Canada. Warbaahinra wadanka Canada ayaa waxaa ay baahisay in Jan Boliva uu dalka Canada ku More...
Nederlands: Musqul bac ah oo loo sameenayo tareenada cusub
Amsterdam (WM) - Shirkada tareenada ee dalka Nederlands (NS) ayaa lagu wadaa inay soo saarto qalab plastic ka sameysan oo loo isticmaali karo booskii suuliga, taasoo loogu tala galay dadka aan ka maarmin inay xaajoodaan More...
Mr karel schwarzenberg ayaa Hurday Isagoo ku Jira Shir Caalamiya oo loga Hadlayey Arrimaha Aamniga ee Qaradda Yurub.
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Dalka Czech Republic Mr karel schwarzenberg oo lagu yiqiinay in uu Madax Hoose uu raariciyo xiliyaada shiraraka uu ku jiro ayaa iyada oo uu kujiro shir loga Hadlayey Arrimaha Amniga More...
Maal Qabeenka caanka ah ee Alexander Lebedev oo ku feertamay TVGA Russia Hortisa.
Alexander Lebedev, Milkilaha Jara’idka”the Independent iyo London Evening Standard” Ayaa Wacdaroo ka dhigaay TVG NTV Dhacdadaan ayaa ka dhacdey Barnaamij ay labaduba Martii uu ahaayeen oo ay kaga More...
Mas 2-Mitter ah oo laga soo saaray Caloosha Haweenay Maraykan ah.
Haweenay u dhalatay dalka Maraykanka oo lagu magacaabo Patricia (36 jir) ayaa xanuun iyo casiraad badani ku bilaambatay wax yar ka dib uun markii hudheel lagu sameeyo cuntooyinka Jabaaniiska ay ka wada cuneen iyada More...
Dhakhtarad qof xanuusanayey ku dhex ilawday goobtii Caafimadka.
Dhakhtarad qof xanuusanayey ku dhex ilawday goobtii Caafimadka….. Haweenay ayaa markaliya is aragtay iyadoo kaligeed dhex jiifta cisbitaal loogu samaynayey isku-daaweynta irbadaha Shiinaha ee loo yaqaan Acupuncture-ka, More...
Agaasimihii Shirkadda Yahoo Oo Shaqada Laga Ceyriyey.
Shirkadda caanka ah ee Yahoo ayaa shaqadii ka ceyrisey agaasimihii guud ee shirkadaasi Carol Bartz iyadoo qaabka loogu sheegay in shaqada laga joojiyey ay ahayd mid la yaab leh. Carol Bartz ayaa taleefan loogu sheegay More...










