Farxiyo Kaba-yare oo dib boorka ugu jaftay Fankeeda, Muuqaal cusub oo ay la timid [Daawo]

kaba yare

Fanaanada Farxiyo Kaba-yare oo Muddooyinkii ugu danbeeyay saaxada Fanka laga yara waayay, ayaa hees laga daba dhacay mar qura ay kula soo laabatay saaxada Fanka, taasi oo soo jiidatay inta xiiseesa heesaheeda. Heesta oo Muuqaalkeedu yahay mid aad usoo jiidanaya inta daawaneesa, ayaa waxaa si talan taali ah ula qaadaya Fanaanka da’da yar ee lagu More...

by admin | Published 23 days ago
Hoda
By admin On Friday, January 20th, 2012
0 Comments

Hodan Abdirahman iyo Heesteeda [Amoore].

Fanaanada da’da yar ee baryahaan danbe laga daba dhacay Hodan Abdiraxmaan ayaa soo saartay muuqaalka Hees Cusub oo ay dhawaan qaaday, taasi oo loogu Magac daray [Amoore] Heestaan ayaa soo jiidatay in badan More...

Hilaac
By admin On Sunday, January 15th, 2012
0 Comments

Faadumo Hilaac iyo Heesta [Xurmo weeye guurku]

Fanaanada caan baxday ee loogu magacdaray [Queen Faadumo Hilaac] ayaa soo saartay hees cusub oo aad u macaan taas oo ka hadlaysa Qiimaha uu leeyahay guurka iyadoo laxan iyo Musiko aad u wanaagsan la saaray heesta. Heesta More...

NB
By admin On Saturday, January 14th, 2012
0 Comments

Nimco Dareen & Axmed Biif oo hees wada jir ah qaaday [Daawo]

Fanaanada Nimco Dareen iyo Fanaanka Axmed Biif ayaa markii ugu horeesay si wada jir ah ugu luuqeeyay hees aad u macaan oo soo jiidatay Mucaashiqiinta, taasi oo horaanta sanadkaan lagu qaaday dalka isu taga imaaraadka More...

HI
By admin On Monday, January 9th, 2012
0 Comments

Faadumo Hilaac iyo Yaasin Yare Heesta cusub 2012.

Fanaanada caanka ah ee Faadumo Hilaac ayaa soo saartay hees cusub oo aad u soo jeedatay dad badan oo daawaday kuwaas oo ka helay codka fanaanada iyo eriyada macaan ee heesta ku jira. Heestan cusub Faadumo hilaac More...

dareen
By admin On Monday, January 9th, 2012
0 Comments

Nimco Dareen iyo Heesta [Aniga iyo Love yaa noo gar-naqaa].

Fanaanada da’da yar ee Nimco Dareen oo muddooyinkii ugu danbeeyay soo jiidatay dareenka iyo quluubta Mucaashiqiinta, ayaa mar kale heesaheesa kusoo kordhisay hees macaan oo loogu magacdaray [Aniga iyo Love More...

kiin
By admin On Monday, January 9th, 2012
0 Comments

Hawa Kiin oo dib u qaaday Heesta Liibaanta.

Xaawo Kiin Waa Fanaanad da’yar oo muddooyinkaan qabsatay Saaxada Fanka, waxayna inta badan soo saartaa heeso u gaar ah oo ay u sameeyaan abwaano caan ah oo fanka magac ku leh, balse mararka qaar waxa ay fanaanadu More...