Wiilka 2-aad ee Boqorada dalka Holland oo xaaladiisa Caafimaad lala tiicayo [Warbixin]
Wiilka labaad ee ay dhashay boqorada dalka Nederlands oo la yiraahdo amiir Frisco ayaa la soo sheegayaa inuu yahay naf la caari oo hadda lagu daweenayo isbitaal ku yaala dalka Austria ka dib markii uu la dumay barafkii uu ciyaarayey. Wiilka boqorada oo ciyaarta barafka la sameenayey saddex saaxiibadiis ah ayaa ka hoos maray baraf joogiisa lagu sheegay More...
Afghanistan iyo Maraykanka oo wadahadal qarsoodi ah la leh ururka Daalibaan.
Dowladda Maraykanka iyo xukuumadda dalka Afghanistan ayaa bilaabay wadahadal saddex dhinac ah oo la leeyihiin urruka Daalibaan , sida uu sheegay madaxweynaha dalkaasi Afghanistan Mr xamiid kariizaay. “ waxaa jiray More...
Wasiirada Jaamacada Carabta oo Maanta shir xasaasi ah ka yeelanaya Xaalada dalka Syria.
Wasiirada Jaamacadda carabta ayaa maanta oo axad ah ku kulmaya caasimada Masar ee Qaahira, si bal tallaabo kale ay ugu qaadan xaaladda Syria ka dib markii dhawaan golaha amaanka QM uu ku guuldareestay in wax laga More...
Sacadi Al-Qadaafi oo sheegay in uu hogaamin doono Kacdoon ka dhan ah Dowlada Liibiya.
Mid ka mid ah Wiilasha uu dhalay Madaxweynihii hore ee dalka Liibiya Col. Qadaafi ayaa markii ugu horeesay ka dhawaajiyay in uu hogaamin doono Kacdoon ka dhan ah Dowlada KMG ee dhawaan loogu dhawaaqay dalkaasi Liibiya. Sacadi More...
Dowlada Mareykanka oo walaac ka muujisay ku biiritaanka Al-Shabaab ee Ururka Al-Qaacida.
Dowladda Maraykanka ayaa walaac ka muujisey isbahaysiga kooxaha argagixisada ee Al-shabaab iyo Al-Qacida oo shalay ku dhawaaqey midowgooda. Afhayeenka Wasaarada Arrimaha Dibedda Maraykanka Victoria Noland ayaa tiri More...
Al-Shabaab oo si rasmi ah ugu biiray Al-Qaacida, Al-Zawahri & Axmed Godanbe oo cadeeyay.
Hogaamiyaha ururka Al Qacida Ayman Al Dawaahiri ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in Al Shabab ay ku biirtay urur weynaha Al Qaacida. Cajalad muuqaal ah oo uu kasoo hormuuqday hogaamiyaha Al Qacida sidoo kalana uu More...
Fanaanka 50 Cent iyo wafdi ka socda WFP oo booqday degmada Dooloow ee G/ Gedo. [Sawiro]
Wafdi ballaaran oo ka socda hey’adda Cunnada aduunka ee WFP oo uu wehliyo fanaanka caanka ah ee 50 cent ayaa booqasho ku tagay degmada Dooloow Soomaaliya oo ay ku nool yihiin kumanaan soomaaliyed oo ka soo barakacay More...
Madaxweynaha dalka Iran oo loogu yeeray Baarlamaanka dalkaasi.
Baarlamaanka Iran ayaa u yeeray Madaxweyne Maxmuud Axmadi Nejad, si ay su’aalo u weydiiyaan tan iyo 1979-kii markaas oo la sameeyay kacaanka ismaaliga. Madaxweynaha ayaa dhageesanaaya su’aalaha xubnaha More...
C/weli Gaas “Xiriirka Talyaaniga iyo Soomaaliya ma wanaagsanaan doono inta dad Soomaali….”.
R/wasaaraha Xukuumadda KMG ee Soomaaliya, C/wali Maxamed Cali Gaas oo Shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho kaddib Safaro uu ku soo kala bixiyey Dalalka Talyaaniga, Kenya iyo Jabuuti ayaa sheegay in marnaba More...
Shaqaale Ururo aan Dowli aheyn oo Maxkamad lagu soo taagi doona Dalka Masar.
Dowladda dalka Masar ayaa sheegtay in ay maxkamadayneyso 43 qof oo ay ku jiraan 19 muwaadiniin maraykan ah oo ku eedaysan in ay maalgelinayeen dhaqdhaqaaqyo ka dhan ah deganaanshaha dalkaasi masar. Golaha militeriga More...










