Shirka Mideynta Manhajka Waxbarasho ee dalka oo Muqdisho ka Furmay (Dhageyso)
(WMC) Waxaa Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka Soomaaliya Maanta si toos ah ugu furmay Shirweynaha Qaran ee dib u habeynta iyo Mideynta Manhajka Waxbarasho ee dalka Soomaaliya, kaasi oo ay soo abaabushay Wasaarada Horu-marinta Adeega Bulshada ee Xukuumada Federalka Soomaaliya. Shirkaan ayaa lagu wadaa in uu socdo muddo 3-cisho ah, iyadoona ay ka qeyb galayaan [...]
Mahiga iyo Waraysigiisii u Dambeeyay (Dhageyso)
Ergayga gaarka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Augsutine Mahiga oo xilka ka degaya laba maalmood gudahood, ayaa waraysigiisii u dambeeyay siiyay VOA-somali, waxaana uu ka hadlay maraxladihii Soomaaliya ay soo martay intii uu xilka hayay. Ergayga ayaa dib ugu laabanaya magaalada New York waxaana uu dhexdhexaadiye sare ka noqon doonaa Xafiiska Siyaasadda ee Qaramada [...]
Dowlada oo beenisay in Ciidamada Kenya loo qabtay 48-saac (Dhageyso)
(WMC) Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Soomaaliya Faarax Sheekh C/qaadir oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho, ayaa waxa uu ku beeniyay war saacadihii lasoo dhaafay warbaahinta Soomaalida qaarkood ay si weyn u baahiyeen, taasi oo aheyd in Madaxweynaha Soomaaliya 48-saacadood u qabtay in ay dhulka soomaaliya kaga baxaan Ciidamada Kenya iyo kuwa [...]
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
IGAD oo isku racay in Dowlada Somalia loo daayo Arrimaha Jubbooyinka (Dhageyso)
Wasiirada Arrimaha dibadda Urur Goboleedka IGAD ayaa maanta soo gabo gabeeyay shir ay ku lahaayeen magaalada Addis Ababa, ee dalka Eithopia, iyadoona war-murtiyeed laga soo saaray kulankaasi lagu sheegay in Dowladda Soomaaliya loogu danbeeyo waxii maamulo ah ee loo sameenayo Gobolada dalka Somaaliya, isla markaana Muqdisho lagu qabto shirweyne ay ka soo qayb-galaan dhammaan dhinacyada [...]
Col. Faraxan Boqole oo k warbixiyay Khilaaf ba,an oo ka jira qaybsiga Ergada J/Hoose iyo J/Dhexe (Dhagayso)
Magaalada Kismaayo waxaa wali ka socda kulamo lagu xalinaayo muran ka tagan qaybsiga Ergada belaha wax ka daga Jubbada hoose iyo Jubbada dhexe. Beesha sade oo wax ka dagta labadaas Gobol ayaa waxaa ku soo aday 20 xubnood waxaana ay ka biyo diideen in ay qataan 20 Ergo ayago ku andaconaya in ay xaq u [...]
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
Siilaanyo oo shir jiraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa (Dhageyso)
Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa shir jiraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka Soomaaliland, kadib markii uu Maanta dib ugu laabtay halkaasi, isagoona muddo bil ah safaro kala gedisan ku bixinayay dalal ka tirsan Caalamka. Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo, waxa uu shirkiisa Jiraa’id kaga warbixiyay safarkiisa dibada, isagoona soo hadal qaaday Shirka [...]
Prof. Samatar oo ka tagay Xildhibaan-nimadiisa (Dhageyso)
Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo Bare ka ah Jaamacadda Macalester College ee Magaalada Saint Paul ee gobalka Minnesota, isla markaana dhiga Cilmiga Siyaasadda iyo Dhaqaalaha Adduunka ayaa sheegay inuu iska casilay xubinnimada Baarlamaanka Soomaaliya. Prof. Samatar oo mar isu soo taagay Xilka Madaxweyne-nimo ee dalka Soomaaliya, ayaa sheegay in is casilaadiisa ay salka ku heyso, [...]
Britian oo ka hadashay Shirka May ka dhacaya London (Dhageyso)
Dowlada Britian ayaa markale ku celisay in Muhimad gaar ah uu leeyahay shirka Bisha May ka dhacaya Magaalada London, kaasi oo loogu hadlayo Arrimaha Soomaaliya. Wasiirka Britein u qaabilsan arrimaha afrika Mr Mark Simmonds, ayaa isagoo Washintown jooga sheegay in uu aad ugu xunyahay go’aanka Somaliland ay ku sheegtay in aysan ka qeyb galeyn shirka [...]
Kismayo: Muran ka taagan Musharaxnimada Axmed Madoobe (Dhageyso)
Magaalada Kismaayo waxaa shir jaraaiid ku qabtey mid ka mid ah beelaha dega gobollada Jubnooyinka, iyagoona soo bandhigey musharaxa uga qeybgalaya beeshaasi tartanka doorashada Madaxtinimada ee maamulka la damacsan yahay in degaanadaasi loo sameeyo, waxa ayna beeshaasi soo sharaxeen Guddoomiyaha KMG ee Kismaayo, Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), iyagoona meesha ka saaray Musharixiin kale [...]
Dowlada oo ka hadashay weeraradii ka dhacay Muqdisho (Dhageyso)
Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka Xukuumaddda Soomaaliya ayaa ka hadlay weeraaradii is xig xigay ee maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho, gaar ahaan weerarkii lagu qaaday xarunta Maxkamada Gobolka Banaadir. C/kariin Xuseen Guuleed wasiirka arrimaha gudaha iyo amaanka Qaranka oo la hadlay idaacada ku hadasha Afka dowlada ee Radio Muqdisho ayaa sheegay in ciidamada amaanka [...]
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.






