Home » Entries posted by diinow (Page 2)

Dowladda KMG ah oo Wafdi dhawr Wasiir iyo Saraakiil ka kooban u dirtay Gobolka Gedo

Dowladda KMG ah oo Wafdi dhawr Wasiir iyo Saraakiil ka kooban u dirtay Gobolka Gedo

Wefdi uu hoggaaminaya Wasiirka Gaashandhigga ahna kuxigeenka Ra’iisal Wasaaraha Dowladda KMG ah ayaa u doofay Gobolka Gedo gaar ahaan magaalada Garhabaareey ee xarunta gobolkaas. Inta badan degaanada Gedo ayaa soo galay gacanta Dowladda in kastoo qaarkood ay ku sugan yihiin maleeshiyada daacada u ah ururka al shabaab. Wasiirka Gaashandhigga Xuseen Carab Ciise, ayaa waxaa ka [...]

Farmaajo oo arrin la yaableh daboolka ka qaaday, ka dib hadal kasoo yeeray Mahige.

Farmaajo oo arrin la yaableh daboolka ka qaaday, ka dib hadal kasoo yeeray Mahige.

Ra’isulwasaarihi hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa si kulul u weeraray siyaasada ergayga gaarka ah ee Qaramada Mdioobay u qaabilsan Soomaaliya Augustine Mahiga.  Mr.Farmaajo oo wareysi siiyey idaacada VOA isaga oo jooga dalka Holland ayaa ka jawaabay hadal uu shalay sii daayey Mahiga oo ah in Farmaajo uu doonayo inuu dib ugu soo laabto [...]

illaa iyo 10-ruux oo Siyaabo kala duwan loogu dilay Magaalada Balad Weyne ee G/Hiiraan.

illaa iyo 10-ruux oo Siyaabo kala duwan loogu dilay Magaalada Balad Weyne ee G/Hiiraan.

Ku dhawaad 10 ruux ayaa lagu dilay 24-ki saac ee lasoo dhaafay qeybo ka mid ah magaalada Baladweyne ee caasimada gobolka Hiiraan. Dadka dhintay oo isugu jira ciidamo ka tirsan dowlada, Al Shabaab iyo dad rayid ah ayaa geeriyooday inti u dhaxeysay shalay, xalay iyo maanta. Dilki ugu danbeeyey ayaa ahaa nin darawal ahaa oo [...]

Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM oo la wareegay degaanka Suuqa Xoolaha iyo Xerada Maslax

Ciidamada Dowladda iyo kuwa AMISOM oo la wareegay degaanka Suuqa Xoolaha iyo Xerada Maslax

Ciidammada dowladda KMG ah iyo Ciidamada kale ee Nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya AMISOM ayaa saakay arroortii la wareeegay deegaanka Suuqa xoolaha ee dulleedka magaalada Muqdisho kadib howlgalka ballaaran oo waaberigii saaka degaankaas ka dhacay. Sida ay sheegayan wararka Ciidamada Isbaheysanaya ee Dowladda iyo AMISOM ayaa waaberigii hore saaka oo Jimco ah ku dhaqaaqay dhinaca [...]

Dhallinyaro Ciyaarayay kubadda Cagta oo Miino lagu qarxiyay

Dhallinyaro Ciyaarayay kubadda Cagta oo Miino lagu qarxiyay

Ku dhawaad 6 caruur ah ayaa ku dhimatay qaraxday Miino ah nooca dhulka lagu aaso, goob kubadda lagu ciyaaro oo ku taalla degmada Wardhiigleey sida ay sheegayan wararka naga soo gaaraya Magaalada muqdisho. Halka mashaqada ka dhacday oo ah Xaafada Xararyaaleayaa wararka waxaa ay sheeayan in Miinadu ay qaraxday, ayadoo la sugayo ciyaar kama dambeys [...]

Ciidamada Dowladda iyo kuwa Itoobiya oo qarka u saaran inay qabsadan Magaalada Xudur

Ciidamada Dowladda iyo kuwa Itoobiya oo qarka u saaran inay qabsadan Magaalada Xudur

Ciidamada dowlada KMG Soomaaliya oo kaashanaya ciidamo Itoobiyaan ah ayaa lagu soo waramayaa in ay qarka u saaranyihiin in ay qabsadaan magaalada Xudur ee caasunada gobolka Bakool. Dagaalo ayaa la sheegayaa in saacadihi lasoo dhaafay ay ka dhaceen dagaano aad ugu dhaw Xudur kadib marki dagaalyahanada Al Shabaab ay wadada u galeen ciidanka oo soo [...]

William Hague, iyo Danjire America oo arrimo muhiim ah ka wada hadlay, Daawo Sawirada

Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Britain, William Hague, iyo Danjire America oo ku soo laabtay Nairobi kadib markii ay saaka socdaal ku tageen Magaalada Muqdisho halkaas oo Wafdiga Britain kula soo kulmeen Madaxda Dowladda KMG ah. Danjire Maxamed Cali Nuur (America) ayaa intii ay ku sii jeedan Magaalada Muqdisho isaga Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Britain, William [...]

Warbixin Sirdoon ayaa sheegaya in Mareykanka xubno muhiim ah ku dhex yeeshay Al Shabaab, Dad loo xirxiray arrintaas, Warbixin muhiim ah

Warbixin Sirdoon ayaa sheegaya in Mareykanka xubno muhiim ah ku dhex yeeshay Al Shabaab, Dad loo xirxiray arrintaas, Warbixin muhiim ah

Magaalada Kismaayo ayaa shalay lagu xiray Labo wiil oo Soomaali ah kuwaas oo muddo ka yar sanad ka barbar dagaalamayay shabaab kana yimid wadamada reer galbeedka. Warbixin iyo dadkii la xirxiray 

Madaxda Talyaaniga iyo Somalia oo maanta kulan ku leh Magaalada Roma

Madaxda Talyaaniga iyo Somalia oo maanta kulan ku leh Magaalada Roma

Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Cabdiwali Maxamed Cali ayaa maanta lagu wadaa in magaalada Roma kula kulmo Ra’iisal Wasaaraha dalka Talyaaniga Mario Monte iyagoo ka wada hadli doono xaalada dalka soomaaliya, Kulankan labadaan mas,uul oo lagu sheegay mid muhiim ah ayaa loogaga hadli doonaan xiriirka labada dal iyo kaalinta uu Talyaanigu ka qaadan karo dib u dhiska iyo [...]

Muqdisho oo caawa lagu dilay Agaasimihii Idaacadda Shabelle

Muqdisho oo caawa lagu dilay Agaasimihii Idaacadda Shabelle

War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Magaalada Muqdisho lagu dilay caawa fiidkii Agaasimihii Idaacadda Madax banaan ee shabelle oo lagu magacabi jiray Xasan Cusmaan Cabdi oo loo yaqaano Fantastic. Niman hubeysan ayaa albaabka aqalkiisa oo ku yaala Xaafada Nasteexo ee degmada Wadajir u istaagay xilli uu marxuumka doonayay inuu galo guriga kadibna waxay ku [...]

Page 2 of 512345