William Hague, iyo Danjire America oo arrimo muhiim ah ka wada hadlay, Daawo Sawirada
Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Britain, William Hague, iyo Danjire America oo ku soo laabtay Nairobi kadib markii ay saaka socdaal ku tageen Magaalada Muqdisho halkaas oo Wafdiga Britain kula soo kulmeen Madaxda More...
Warbixin Sirdoon ayaa sheegaya in Mareykanka xubno muhiim ah ku dhex yeeshay Al Shabaab, Dad loo xirxiray arrintaas, Warbixin muhiim ah
Magaalada Kismaayo ayaa shalay lagu xiray Labo wiil oo Soomaali ah kuwaas oo muddo ka yar sanad ka barbar dagaalamayay shabaab kana yimid wadamada reer galbeedka. Warbixin iyo dadkii la xirxiray More...
Madaxda Talyaaniga iyo Somalia oo maanta kulan ku leh Magaalada Roma
Ra’isulwasaaraha Soomaaliya Cabdiwali Maxamed Cali ayaa maanta lagu wadaa in magaalada Roma kula kulmo Ra’iisal Wasaaraha dalka Talyaaniga Mario Monte iyagoo ka wada hadli doono xaalada dalka soomaaliya, Kulankan More...
Muqdisho oo caawa lagu dilay Agaasimihii Idaacadda Shabelle
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Magaalada Muqdisho lagu dilay caawa fiidkii Agaasimihii Idaacadda Madax banaan ee shabelle oo lagu magacabi jiray Xasan Cusmaan Cabdi oo loo yaqaano Fantastic. Niman hubeysan More...
IGAD oo go’aano deg deg ah ka soo saartay khilaafka Xubnaha Baarlamaanka Somalia
Madaxda Dowladaha Urur Goboleedka IGAD kulab ay ku yeesheen magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya ayaa waxay isku raaceen in tallaabo laga qaado cid walba oo ka hortimaadda heshiiskii Kampala, Roadmap-ka More...
Meles Zanawi oo ka hadlay goorta ay Ciidamadiisa kala bixi doono Somalia
Ra’isulwasaaraha dalka Itoobiya Meles Zenawi oo marki ugu horeysay ka hadlay soo galitaanka Soomaaliya ee ciidamadiisa ayaa ka dhawaajiyey in dalka ay uga bixi doonaan sida ugu dhaw uguna fudud. Isaga oo wariyaasha More...
Xildhibaan caawa lagu dilay Puntland
Mid ka mid ah Xildhibaannada Maamulka Puntland ayaa toogasho lagu dilay xilli uu ku sugnaa Magaalada Baargaale oo Gobolka Bari ka tirsan. Wararka laga helayo Boosaaso ayaa xaqiijinaya dilka Xildhibaankan oo caawa More...
Hambalyo Meher oo Farxad leh:
Waxaa hambalyadaan diraaya Waalidiinta Walaalaha & Asxaabta Lamahaana is mehersaday Musse Abdi iyo Caasho Saciid Dadka diraya waxaa ka mid ah: Hooyo Dahabo maxamed abdi weyd Aabe Abdi Xuseen Haraatiyare Maxamed More...
Nin Mareykan u dhashay oo lagu afuubay Magaalada Gaalkayo oo xoriyadiisa dib u helay
Wadahadal qaatay saacado badan u dhaxeeyay Maamulka Galmudug, kooxihii shalay Magaalada Gaalkacyo ka afduubtay nin dhalashadiisu tahay Mareykan iyo odayaasha degaanka ayaa la sheegay in lagu guuleystay in la sii More...
Al-Shabaab oo laga wada saaray deegaanadii ay kaga sugnaayeen Muqdisho, xerada Maslax oo.
Ciidanka dowlada Federalka KMG oo kaashanaya Ciidamada Midowga Africa ee AMISOM ayaa dagaal kula wareegay xaafadihi ugu danbeeyey oo ay Kooxda Al-Shabaab kaga sugnaayeen magaalada Muqdisho. Howlgal qorsheesan oo More...










