Eedeynta reer galbeedka iyo ujeedada Kenya ee Kheyraadka Dabiiciga iyo dib u celinta qaxootiga Soomaalida
May 25, 2013
Farhiya Abdi waa gabar Soomaaliyeed oo heysata dhalashada dalka Sweden, kuna dheereesa Ciyaarta Kubada Koleyga, iyadoona ka mid ah Ciyaarahanada ugu wanaagsan ee Euro League.
Farhiya waxa ay dhalatay sanadkii 1992-dii, iyadoona dhirirkeeda lagu sheegay in uu yahay 1.88m, waxa ayna ka ciyaartaa Position-ka F.
Waxa ay xilligaan ku Hamineysaa in ay noqoto gabadha ugu fiican Ciyaarta kubada koleyga Aduunka.
Mid ka mid ah TV-yada laga leeyahay dalka Sweden Ayaa Barnaamij Xiiso badan ka diyaariyay Gabadha Asal ahaan kasoo jeeda dalka Soomaaliya ee Farhiya Abdi.
Halka Hoose ka Daawo Filim uu TV4 Sport ka diyaariyay Farhiya.