Waa kuma Al-Shabaab ? (Dhageyso: Xusuus Barnaamij Xiiso badan oo laga diyaariyay).
Mid ka mid ah Wariyeyaasha ka howlgala Idaacada ku hadasha Afka Dowlada Soomaaliya ayaa Barnaamij Xiiso badan Sanad ka hor ka diyaariyay Kooxda Al-Shabaab ee dagaalka xoogan kula jirta Dowlada Soomaaliya iyo Xoogaga Al-Shabaab.
Barnaamijka ayaa lagu soo bandhigayaa Codad iyo Taariikh ku saabsan Kooxaha Islaamiyiinta iyo Xagjirnimada Kooxda Al-Shabaab.
Xilliga Barnaamijkaan la diyaarinayay Kooxda Al-Shabaab waxa ay ahaayeen koox Awood Millitary leh balse Maanta waa koox gabi ahaan Awoodooda la wiiqay.
Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.
