Dhageyso: Prof. Samatar oo daadiheenaya Barnaamijka Ciida BBC-da 1969-kii

Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo ah Aqoonyahan soomaaliyeed oo si weyn ay u yaqaaniin ummada Soomaaliyeed, dhawanna u tartamay Xilka Madaxweyne-nimo ee dalka Soomaaliya, ayaa horey u ahaa Wariyeyaasha Laf-dhabarka u ah Laanta Afka Soomaalida ee BBC-da.

Waxaan Helnay Xusuus taariikheed uu Prof. Samatar ku daadihinaayay Barnaamijka Ciid oo ka baxay Laanta Afka Soomaalida ee BBC-da Sanadkii 1969,kii (Halka Hoose ka dhageyso).


Audio clip: Adobe Flash Player (version 9 or above) is required to play this audio clip. Download the latest version here. You also need to have JavaScript enabled in your browser.