Hambalyo: Leyla Jibaar iyo Maxamed Cali oo Meherkooda dhacay.
Salah Hassan Omer [Salah Dheere]
Nadiifo Cali Shadoor.
Ibraahim Axmed Abuukar Cariif (Xaajow)
Sumaya Axmed Abuukar Cariif.
Xaawo Axmed Abuukar Cariif.
Aamino Cumar Jeego.
Raho Ibraahim.
Hani goomeey.
Maxamed Nuur Geedi Diidi.
Maslax Maxamed Xareed.
Maxamed deeq fagaaso.
Casiiso Sheekh Cabdi (Casiisa Luula).
Layla Cali Maxamed.
Dahaba Ibraahim.
Reer Axmed Abuukar Cariif.
Reer C/qaadir jibaar.
Reer Maxamed Xirsi.
Dhamaan Asxaabtaan waxa ay Hambalyo u dirayaan Leyla C/qaadir Jibaar & Maxamed Cali Max’ed. oo iyagoo ku nool dalka UK Maanta (28-11-2012) Meherkooda ka dhacay Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay & Bakool.
Waxaynu leenahay noqdo kuwii Aqal-galkooda soo deg deg, isku raaga, Ubad Kheyr qabana kala hela AAAMIIN AAMIIN AAMIIN.
