Tahniyad Dhalasho Farxad ah oo loo diraayo Aabe Mohamed Daa uud Omar iyo Xaaskiisa Idil Husein Jiisow (Indho uroon)

Waxaa halkaan tahniyad dhalasho farxadeed ka diraya dadka kala ah

1-Awoowe Omar Hassan A/lle

2-Ayeeyo Faadumo Hassan Maxamuud

3-Aabe Daa’uud Omar Hassan iyo Hooyo Faadumo Xareed iyo Caruurtooda

4-Hooyo Dowlay Bashiir Ali iyo Caruurteeda

5-Hooyo Xabiibo Jimcaale Caddow

6-Sacdiyo Husein Jiisow iyo seygeda iyo caruurteeda

7-Sayid Ali Husein Jiisow Xaaskisa iyo Caruurtiisa

8-Maryan Husein Jiisow iyo seygeda iyo caruurteeda

9-Meymuun Husein Jiisow iyo Seygeyda iyo caruurteeda

10-Mohamed Husein Jiisow iyo Xaaskisa iyo Carurtiisa

11-Xaawo Kiin Husein Jiisow iyo Seygeyda iyo caruurteeda

12-Adan Husein Jiisow iyo Xaaskisa iyo Caruurtisa

13-Luul Husein Jiisow iyo Seygeda iyo Caruurteeda

14-Nasteexo Husein Jiisow iyo Seygeyda iyo caruurteeda

15-Sucdi Husein Jiisow

16-Samiiro Husein Jiisow

17-Maandeeq Husein Jiisow

18-Cabdi Naasir Husein Jiisow

19-Haboon Adan Maxamud iyo Seygeda iyo Caruurteeda

20-Maamo Ruqiyo Elmi

21-Fardoowsa Daa uud Omar

22-Canab Daa uud Omar iyo caruurteeda

23-Omar Daa uud Omar,Xabiibo Daauud, Muno Daa uud, Iqra Daa uud ,Xanaan Daa uud, Yuusuf Daa uud, Abdullahi Daa uud,

24-Zakariya Sheikh Mohamed

25-Musa Abdullahi Osman

26-Abdullahi Jama Ali iyo Xaaskiisa Shukri (Sharaf) iyo caruurtoda

27-Ahmed Mohamud Xaaji iyo Xaaskiisa Sagal iyo wiilkoda Mohamed Deeq

Dadka kor kuwada xunsan oo dhan iyo dhamaan reer Daauud Omar iyo Reer Husein Jiisow Waxa ay tahniyad kal iyo laab ah u dirayaan Wariye Aabe Mohammed Daa uud Yuumbi ( Mo Arjan) iyo Idil Husein Jiisow (Indho Uroon) oo Wiil ugu dhashtay taariiqdu markii ay aheed 20/11/2012 Wadanka Holland gaar ahaan Gobalka Noord-Brabant wiilkaas oo loo bixiyay Maahir Mohamed Daa uud Omar Yuumbi waxa ay leeyihiin soo bar baar noqo kii dalkiisa iyo diintiisa iyo weliba waalidkiisa anfaca Aamiin Aamiin Aamiin…