TACSI: Jaaliyada Soomaalida ee Magaalada Delft – Holland oo tacsi direysa.

Mohamud Ali Ibrahim (Koofur Yare), Xaaskiisa & Carruurtiisa.

Hassan Husein Yusuf Arrabeey ),Xaaskiisa, Carruurtiisa.

Mohamed Hassan (Bile Dheere) Xaaskiisa & Carruurtiisa.

Abdirahman Garweeyne (Abdirahman Beeynaaker) Xaaskisa & Carruurtiisa.

Ahmed Leeuwarden, Xaaskiisa & Carruurtiisa.

Abdulaahi Lunge Dheere, Xaaskiisa & Caruurtiisa.

Ibrahim Mohamud Ahmed (Guddoomiyaha Delft) & Xaaskisa.

Xaaji Nuur Jees, Xaaskiisa & Carruurtiisa.

DRr.Abdullaahi Mohamed Hassan & Xaaskiisa Drs Farhiyo Muumin & Carruurtooda.

Abukar Shiino.

Injeer Cibaar, Xaaskiisa & Carruurtiisa.

Sayid Ali Caseeyr, Xaaskiisa & Carruurtiisa.

Dhammaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee DELFT & Turjubaanada Soomaaliyeed, Waxay TACSI u dirayaan, Qoyskii, Eheladii iyo Qaraabadii ay ka geeriyoodeen Marxuumiinta kala ah AAMINO XAAJI AWEEYS (AAMINO JOWHAR) iyo XAAJIYO CADDAN CABUUD oo dhawaan ay ku geeriyoodeen dalka Britian – London.

Waxaa Tacsida si gaar ah loogu dirayaa.

Abuubakr Alwaan

Abdirahiim Shingaani

Eng. Maxamed Axmed Amir

Warxuumiinta geeriyooday waxaa eebe loogu baryayaa in uu jannadii Fardowso ka waraabiyo Eheladii Qaraabadii iyo Asxaabtii ay ka tageenna Samir iyo Iimaan Eebe ka siiyo INNAA LILLAAH WA INNAA ILLEEHI RAAJICUUN.