HAMBALYO: Dhalasho oo Loo diraayo Wariye Anwar Bakhiit iyo Hooyo Sucdi Nuuradiin.
Waxaa Hambalyo Dhalasho Farxad leh Halkaani looga diraaya Wariye Anwar Bakhiit iyo Hooyo Sucdi Nuuradiin Abuukar Axmed Diini yare oo Wiil ugu dhashay Magaaladda Jabouti Taariikhdu marka ay ahayd 20/11/2012 oo ku beegan maalinimadii shalay, waxaana Diraaya Asxaab badan oo ku kala nool daafaha dunida kuwaasoo kala ah :-
1 Aabe Nuuradiin Abukar Ahmed (Diini yare)
2- Hooyo Canab iimaan Xalane
3- Hooyo Maryan iimaan Xalane
4- Hooyo Faadumo iimaan Xalane
5- Hooyo Zaynab iimaan Xalane
6- Abti Abdirisaaq iimaan Xalane
7-Abti Cabdiraxmaan iimaan Xalane
8-Ayeeyo Xaliimo Sheikh Cali
8- Ayeeyo Madiino Maalin Guuleed
9- Abti Cabdullahi Qoordheere
10- Abti Cabdulqaadir Qoordheere
11- Habaryar Safiyo Qoordheere
12- Habaryar Leylo Qoordheere
13- Faizo Nuuradiin Abuukar Ahmed iyo Caruurteeda
14- Axmed Cabdulqaadir Bakhiit
15- Cabdi Shukuur Nuuradiin Abuukar Ahmed iyo Caruurtiisa
16- Luul Cabdulqaadir Bakhiit
17- Raxmo Nuuradiin Abuukar Ahmed
18- Hani Cabdulqaadir Bakhiit
19- Mahad Nuuradiin Abuukar Ahmed
20- Zakariye Cabdulqaadir Bakhiit
21- Mahad Nuuradiin Abuukar Ahmed
24-Omar Cabdulqaadir Bakhiit
22- Hafsa Cabdullahi Wehliye
23- Hanio Nuuradiin Abuukar Ahmed
24- Ismail Cabdulqaadir Bakhiit
25- Jaabir Cabdullahi Wehliye.
Dhamaan dadkaasi kor ku xusan waxa ay Hambalyo dhalasho Farxad leh u diraayan Wariye Anwar Bakhiit iyo Hooyo Sucdi Nuuradiin Abuukar Axmed oo Wiil u dhashay Magaaladda Jabouti waxa ayna leeyihiin Eebe haka dhigo kii dalkiisa iyo diintiisa iyo dadkiisa adeeca una adeega Aamiin Aamiin Aamiin
