Wareysi Agaasimaha Wasaarada Dhalinyada & Isboortiga Dowlada KMG [Dhageyso]

Agaasimaha guud ee Wasaarada Dhalinyada, Isboortiga, Shaqada iyo Shaqaalada Dowlada Federalka KMG ee Soomaaliya Aweys Sheekh Xadaad, oo Wareysi siiyay Wehel Media [Barnaamijka Todobaadka iyo Xulka Isboortiga] ayaa faah faahin ka bixiyay Wax qabadka Wasaaradiisa iyo Qorshaha Wasaarada Isboortiga ee la xariira Qabsoomida Ciyaaraha Gobolada Dalka Soomaaliya.

Agaasimaha Wasaarda Isboortiga, ayaa sidoo kale ka hadlay Arrimo dhowr ah oo la xariira Shaqooyinka Wasaarada, Xiriirka kala dhaxeeya G.O.S, Ururada kale ee Isboortiga iyo Waliba Qeybaha Diasparada, Asigoona jaaliyadaha Soomaalida ee ku nool Caalamka ka codsaday in ay gacan ka geystaan, isla markaana wasaarada ku taageeraan qabsoomida Ciyaaraha Gobolada.


Wareysiga oo dhameystiran qeybta Hoose ka dhageyso.