TACSI: Jaaliyada Soomaalida dalka Germany oo Tacsi Tiiraanyo leh diraya.
Innaa Lillaah Wa innaa Ileehi Raajicuun, Ma dhinte waa illaah Qof waliba oo dunida koonkeeda jooga Maalin un Ayuu ifka ka wareegi doonaa.
Safiyo Kaynaan.
Kiina Ma jeertanaye.
Shukira kawaan ,
Xaawo kiina.
Sahro carabeeto.
Fartun gaafane.
Canabeeye Hoole.
Nuura.
Yasmiina garaf.
Caasho köln.
Dhamaan Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Germany gaar ahaan Magaalada Bonn waxa ay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka geeriyooday, Allaha u naxriistee Marxuum [Mahamed Maxamuda Warsame "Majeeye"] oo 2-2-2012, ku geeriyooday Magaalada Bonn ee dalka Germany.
Waxa ay Marxuumka ugu baryayaan in uu jannadii fardowso eebe ka waraabiyo Eheladii iyo Qaraabadii uu ka geyriyooday Samir iyo iimaan eebe ka siiyo, AAMIIN AAMIIN AAMIIN innaa lillaah wa innaa illeehi raajicuun.
