Sheekh Shariif oo Jeediyay Khudbada Sanadguuradiisa 3-aad ee xilka Madaxweyne-nimo [Dhageyso]
Madaxweynaha Dowlada KMG ee Soomaaliya ayaa shalay u dabaal dagay sanadguuradii 3-aad ee kasoo wareegatay Xilligii loo doortay Xilka Madaxweyne-nimo, asigoona halkaasi ka jeediyay Khudbad aad u dheer oo uu kaga hadlay Marxaladihii kala gedisnaa uu soo maray inta uu xilka Haayo.

