Warbixin Sirdoon ayaa sheegaya in Mareykanka xubno muhiim ah ku dhex yeeshay Al Shabaab, Dad loo xirxiray arrintaas, Warbixin muhiim ah
Magaalada Kismaayo ayaa shalay lagu xiray Labo wiil oo Soomaali ah kuwaas oo muddo ka yar sanad ka barbar dagaalamayay shabaab kana yimid wadamada reer galbeedka.
