Todobaadka & Nasashada Wehel Media. [Dhageyso].

Barnaamijka Nasashada Todobaadka waa mid had iyo jeer Todobaadkiiba mar aad kala socotaan Radio Wehel, iyadoona maalin waliba oo axad ah aad kala socon kartaan shabakada warbaahinta Wehel.

Maxamed Daa’uud Omer (Yuumbi Yare) ayaa barnaamijka soo saaray isla markaana idin soo jeedinaaya.

Barnaamijka oo dhameystiran halka hoose ka dhageyso.

Barnaamijyada hore kuu dhaafay Halkaan ka dhageyso (Riix)