Hodan Abdirahman iyo Heesteeda [Amoore].
Fanaanada da’da yar ee baryahaan danbe laga daba dhacay Hodan Abdiraxmaan ayaa soo saartay muuqaalka Hees Cusub oo ay dhawaan qaaday, taasi oo loogu Magac daray [Amoore] Heestaan ayaa soo jiidatay in badan oo ka tirsan taageerayaasha Fanaanada.
