Hambalyo Dhalasho oo loo dirayo Inj. Cibaar iyo Xaaskiisa Leelo Ugaas oo wiil ugu dhashay.
1- Dr. Abdullaahi Mohamed Mohamud iyo Xaaskiisa Drs Farxiyo Muumin iyo Carruurtooda.
2-Dr. Abdisamed Hassan Mohamed (Dr Haye) xaasaskiisa Shukri iyo Canab iyo Carruurtiisa.
3-Dr. Omar Mohamud Eiybakar (Dr Nageeye) Xaaskiisa iyo Carruurtiisa.
4-Mohamud Ali Ibrahim KoofurYare iyo Xaaskiisa iyo Carruurtiisa.
5-Abdullahi Hassan Jamac (Abdullaahi Cogolof) Xaasaskiisa iyo Carruurtiisa.
6-Abdulkadir Ahmed Nuur Hadafoow (Chairman Canava Filand)Xaaskiisa iyo Carruutiisa.
7-Daahir Moallin Mohamed (Daahir Leeysi) Xaaskiisa iyo Carrurtiisa.
8-Daahir Ibraahim Waasuge Xaaskiisa iyo Carruutiisa.
9-Inj. Mohamed Ahmed Xaaskiisa iyo Carruurtiisa.
10-Hassan Hussien Yusuf (Hassan Arrabey) Xaaskiisa iyo Carruurtiisa.
11-Inj. Ali ibrahim Xaaskiisa iyo Carruurtiisa.
12-Dhamman Jaaliyadaha Delft Holland iyo Birminghan ee Egland, Waxay Hanbalyo Dhalasho u Dirayaan, Inj. Mohamed Ali Cibar iyo Xaaskiisa Leelo Ugaas oo Wiil Dhowaan Ugu Dhashay Dalka Ingiriiska gaar ahaan Magaalada Birminghamy, [Sheekh Abdirahman Mohamed Ali Cibar].
Waxayna Leeyihiin Noqo Kii Dalkiisa, Diintiisa iyo Dadkiisa Anfaca Insha Allaah Aamiin Aamiin Aamiin.
