Faadumo Hilaac iyo Heesta [Xurmo weeye guurku]

Fanaanada caan baxday ee loogu magacdaray [Queen Faadumo Hilaac] ayaa soo saartay hees cusub oo aad u macaan taas oo ka hadlaysa Qiimaha uu leeyahay guurka iyadoo laxan iyo Musiko aad u wanaagsan la saaray heesta.

Heesta ayaa loogu magac-daray [Xurmo weeye Guurka] waxaana door bidnay in mucaashiqiinta xiiseesa heesaha Faadumo Hilaan aan usoo bandhigno heestaan oo la duubay 4-saac ka hor.

Qeybta Hoose ka Daawo Heesta oo Dhageysi ah.