Nimco Dareen & Axmed Biif oo hees wada jir ah qaaday [Daawo]
Fanaanada Nimco Dareen iyo Fanaanka Axmed Biif ayaa markii ugu horeesay si wada jir ah ugu luuqeeyay hees aad u macaan oo soo jiidatay Mucaashiqiinta, taasi oo horaanta sanadkaan lagu qaaday dalka isu taga imaaraadka Carabta ee Dubai.
Heestaan oo loogu magac daray [LAXAW] ayaa ah mid si weyn usoo jiidatay inta xiiseesa heesaha ku laran eriyada jaceylka.
Halka Hoose ka Daawo.
