Faadumo Hilaac iyo Yaasin Yare Heesta cusub 2012.
Fanaanada caanka ah ee Faadumo Hilaac ayaa soo saartay hees cusub oo aad u soo jeedatay dad badan oo daawaday kuwaas oo ka helay codka fanaanada iyo eriyada macaan ee heesta ku jira.
Heestan cusub Faadumo hilaac iyo Yaasiin Yare waxaa alifay Cali Khaaje waxaana la saaray Laxan aad u macaan,Hadaba Daawada Heesta Macaan 2012 iyo Faadumo Hilaac oo maalmahan kacsan.
