Maal Qabeenka caanka ah ee Alexander Lebedev oo ku feertamay TVGA Russia Hortisa.

Alexander Lebedev, Milkilaha Jara’idka”the Independent iyo London Evening Standard” Ayaa Wacdaroo ka dhigaay TVG NTV Dhacdadaan ayaa ka dhacdey Barnaamij ay labaduba Martii uu ahaayeen oo ay kaga doodayeen Dhaqalaha Dunida iyo Dalka Russia Tvga NTV.Halkaas oo Markii Dambe isku badashay gacan ka hadaal.